Dadka ku nool dunida manta waxayy aad ugu xiran yihiin internet-ka kaasi oo waxbadan ka caawiya dadka sida joogatada ah u isticmaala internet-ka, dadka internet-ka waxay u-isticmaalan siyaabo kala duwan, dadka qaar waxayy ka dhigtaan madadaalo iyagoo oo isku dhaafinaya wakhtiga, halka dad qaar ay wax ka dhigtaan sido kalena ay noloshoda ku horumariyan, qaarna wayba ka shaqaystaan oo dakhli joogto ah ayay ka sameyaan, hadaba waxaan kula wadaagi dona qaabkii aad u-bilaabi lahayd shaqo online ah adigo tagayn xafiis ama goob kale oo shaqo kaliya aad ubahan tahay mobile iyo internet
articalkan/maqaallkan waxaad kaga bogan doonta
● Micnaha shaqada online-ka
● fursadaha ugu caansan
● tallabooyinka aad ku bilaabi karto
● talooyin ka caawinaya guusha
1● Wamaxayy shaqada online-ka
Shaqooyinka online-ka wax kamid ah
● Turjumaad (trasalation)
● Qorista qorallada (writting skills)
● Casharro bixin
● xayeysiis ama suuqgayn
Wax jira 2 nooc oo shaqo online ah
1• shaqo joogto ah( remote emploment) waa inaad la shaqayso shirkad rasmi oo aad ushaqayso si joogto ah malin kaste, sido kale waxay ledahayy wakhti cayiman xili lagalo iyo xili laga baxo, qadarka lacagta shirkada ayaa go,ankiisa iska leh
2• shaqo madax banan (freelancing) shaqadan adiga ayaa dooranaya xiligaad shaqaynayso iyo xilgaad bilaabyso shaqada sido kale xiligaad rabto ayaad shaqada galaysaa qiimaha lacagtana adiga ayaa go,aminaya
2• fursadaha ugu caansan shaqooyinka online-ka ah
1• Qorall qorista( content wrting skills)
Xirfadan waxaad kaga shaqaysan karta qabab badan oo kala duwan, waxad sameeysan kartaa website blog oo aad adigu iska ledahayy, ama waxad la shaqayn karta shirkad oo aad uqori kartaa qorallka, sido kale luqada aad rabto ayaa ku qori karta inkaato ay english ay tahay 1aad aad lo xiseyo,
2• graphic design
Waxad ka shaqaysan kartaa graphic design, adigo sameeynaya, logos, posters, ama adigo la shaqaynaya shirkad sido kale waxaad samayn kartaa social media post platforms aad adeegsan karto wax kamid ah, canva iyo photoshop
3• virtual assitent
Ka caawi ganacsatada, maamulka email, jadwalka iyo maclumaadka kala duwan,
4• online teaching tutorin
Bar caruurta ama dadwaawyn xisaabta english-ta, xirfadaha kala duwan ee social media lagu isticmaalo sida video editing igo design logos,
5• affiliate marketing
Samee xayeysiis sida alaabta, dharka,kabah iwm, si aad hesho commission marka la iibsado alaabti xayeysiiska aad usameyaayy, halkan iska diwaangeli.https://amzn.to/3SNHSdH
3• sidee lo bilaaba shaqo online ah?
Wax jira xirfado muhiim inaad barato si aad online aad uga shaqaysato internet-ka, hadii anad xirfad aqoon waxaad baran kartaa,
● canva design (graphic design)
● writing skils & editing
● trasalation
● voice-over
● social media management
Si aad xirfadaha sido kale aad wax badan uga barato sida online-ka loga shaqaysto ku xindhow sida courses, youtune, tiktok iyo cadaaniteach.com, goobahan waxaad ka baran kartaa xirfado bilaash sido kalena muhiim ku ah
2• Diyaarso qalamka lagama maarman-ka ah sida ,
● computer ama mobile casri ah
● Internet xawaare sare leh
● software muhiimka ah sida canva design, zoom, ms word,iwm
3 • Samee portifalio ama tijaabo shaqo
Waa inaad muujisa xirfadada adigo so bandhigaya tusolooyin ama shaqooyin tijaabo ah,
4• iska diwaangeli goobaha shaqada sida,
● Upwork
● Fivver
● Freelancing
● People per hour
markaad iska diwaangaliso waa inaad so bandhigtaa xirfadada iyo shaqooyinka aad qabato, waa inaad dhista proffile qurux badan
5● ku xirnow dadka kale/ suuqgaynta naftada
xayeysiis usamee adeegaga si aad heaho macamiil, adigo ku xayeysiinaya, facebook, tiktok iyo whatsapp group, sameeyso bages aad adigu ledahayy.
4● talooyin muhiim ah oo guushada ka caawin kara
● Waa inaad sabirta oo aad dulqadata bilooyin maa yelayy shaqada online mahan wax si degdeg ah lagu helo.
● Waa inaad muujisa kalsooni aad isku kalsonata haka cabsan guuldaro markaste isku day inaad guusha aad gadho xita khibrad la,aan
● udiyaar garow isbedelka internet-ka maxa yelayy internern-ku waa mid markaste isbedel oo horumar kusii tallaabsada. Sido kale isku day inaad markaste aad ku dadaasho sidii aad ubaran lahayd xirfado cusub iyo shaqooyin cusub
Gunaanad
Shaqada online-ka waa shaqo dhab kana dhib yar tii hore ee sida cadiga ah lo tagi jirayy, dhalinyaro badan ayay shaqadan online ah ay caawisyy noloshoda oo manta ka sameeya dakhli joogto ah iyago ushaqaysanaya qaab xor ah
Hadii aad rabto inaad online-ka shaqaysato waliba si joogto ah waa inaad hore usii gasha websitekena https://www.cadaaniteach.com/
0 Comments