LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Hababka xalaasha ah ee online lacag loga sameeyn karo

 inaad online lacag aad ka shaqaysata aad ayay ufududahy marka lo barbardhigo wakhtiyadii hore oo aay adkayn inay dadku si online ah ay uwado xiriraan, laakiin su,aasha badana ay dadk-ku iswaydiyaan ayaa ah in shaqadu tahay mid xalaal ah oo anay ku jirin wax xaraan ah sida ribada, iyo maandoriyah kala duwan ee dadka wax yelaaya, hadab waxan kula wadaagi donaa 6 shaqo kuwaasi oo ah qaar xalaal ah sido kale aad ka shaqaysan karto dakhli badan oo joogto ah


1●  freelancing/ shaqada xorta ah

Freelancing waa ahaqo xor ah oo sida aad rabto aad uu shaqaysan karto sido kale qof aad rabto aa shirkada aad rabto ayaad, waa shaqo xalaal ah maxa yelayy waxaad ku shaqaysanaysaa xirfada iyo kartida aad ledahayy mahan wax aad so xadayso ama ay ku jirto qalalase kale, waa shaqo nadiif oo aad ku shaqaysaneyso xirfadada, sido kale la shaqaynya shirkado waa wayn.

2● online teaching 



Hadii aad aqoon ficaan aad ledahay madooyin kala sida, englih, xisaabta, graphic design iyo web dseign ama wixii aad markaas ku wanaagsen tahay oo aad dadka ugu faaiidayn karto, si online ah ayad wax ku dhigi kartaa adigo adeegsanaya siyaabo badan oo kala duwan, sida inaad sameeysato website aad ku bixiso online courses, iyo inaad si live ah dad wax ugu dhigto adigoo adeeg sanaya soom iyo google meeting, waa shaqo xalal ah hadii aad ka foogaato qiyaaliga iyo beenta, oo aad noqoto qof dacaad uu ah shaqadisa.

3● online store

Waxaad online-ta ku dhex ibiin kartaa waxyaalo duwan kuwaasi oo la ogol yahay sida dharka, kabaha, iyo mobile-da, iwm, qaabkani waa mid kamid ah, fursadaha ugu muhiimsan ee hada ka banan online taasi oo qofkaste heli karo

 Goobaha aad ku iibin karto 

● shopify ,ebay iyo amazon 

Hadii aad rabto inaad ku guulaysato ganacsigan waa inaad ka foogata, qamriga, sawirada qawaan iyo alaabta kufsiga,

4●  youtube ,tiktok iyo facebook

Qaab kamid ah qabab ugu wanaasen ee online lacag loga sameeyo, hadii aad tahay content cretor waxaad ka faaiidsan kartaa fursadaha aay bixiyaan, sido kale hadi aad kusoo gudbiso waxyaalo wanaagsen oo aan dad dhibayn, 

Shaqadani waa shaqo wanaagsen hadii aad iska ilaaliso waxkasto oo xun oo dadka dhibaya wana shaqo faaiido badan leh hadii si wanaagsen usticmaasho

5●  affiliate marketing

 Suuqgaynta digital-ka waa mid kamid ah shaqoyinka logu jecel yahay online iyado ah mid aad u-wanaagsen oo ah mid xalaal ah hadii dhanka wanaagsen lo isticmaalo, shirkado badan ayaa bixiya adeegan isla markaas dad badan ay-ka faaiidaysteen, kaliya waad iska diwaan gelinaysaa mid kamid ah shirkadaha bixiyah affliate progam-ka sida amazon https://amzn.to/3SNHSdH, kadib waxayy kusiinaya link kaasi oo ah alaabtii aad xayaysiin lahyd

6● online courses 

 Inaad course aad ku iibiso online  aad ayay ufududahy kaliya waxaad ubahan tahay waa inaad haysato website aad u-wanaagsen oo leh so jiidasho sare sido kale waxaad ubahan tahayy inaad cashato  tayo sare leh aad udiyaariso ardayda kaa iibsanaya course-da


Waxyabaha ugu ficaan ee ardaydu xiseyaan 

● Graphic design

● Video editing

● mareeyna ganacsiga

● web design

Gunaanad 

Hadii aad rabto shaqo online ah oo leh tayo sare sido kale na xalaal ah waa inaad sameeysaa dadaal gaar ah maxa yelayy shaqda online-ta waxayy ubahan tahayy inaad adeegsato maskax iyo sido kale xirfadada, waa inaa ka faaiidaysataa wakhtigan casriga, 


Hadii aad rabto inaad kusoo biirto affiliate marketing fadlan raac linķ https://amzn.to/3SNHSdH



ku hel sacadan qiimo aad raqiis u ah fadlan so eeghttps://amzn.to/3SNHSdH




Post a Comment

0 Comments