LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

sidee youtube,facebook iyo tiktok loga dhiga shaqo dhab ah, hada baro qaabka saxda ah

 Ma waxaad tahayy qof isticmala YouTube, tiktok , ama Facebook oo wakhiga ugu badan ku lumiya 3daas, hadaba ma ogtahay in malayiin qof ay ku mareyaan noloshoda kama sameeyan dakhli joogto ah, interner-ku waa mid kamid ah goobaha sida joogtada ah loga shaqaysto kaasi oo laga sameeyo dakhli joogto ah, sanadba sanadka kasii danbeya wax si horumaraya technolgyda taasi oo sahlaysa in online laga shaqaystoo oo qodkaste isago gurigiisa jooga uu shaqaysto, qormadan waxaan kugu barayaah sidi aad adigu uga dhigi lahayd baraha bulshada ila shaqo oo dhab ah, si sharci ah, joogto ah, sido kale ku saleysan xirfad iyo dadaal.


sidee lo bilaaba shaqo online ah

1● faahan inuu internet-ku yahay suuq furan

Marka hore  isku day inaad fahanti baraha bulshada inaysan ahayn goob madadaalo ogow inay tahay meel laga sameeyo dhaqaale badan iyado siyaabo kala duwan dhaqaale loga sameeynayo, sida lacag loga sameeyo kaliya waxay ku xiran tahay inaad taqaano sida lo duubo video lona edit gareyo hadi aad ledahay xirfad kale kama si muhiimsan facebook,tikok iyo youtube siyaabo badan ayaa lacag loga sameeya,  2da  ugu badan ee dadku lacagta uga sameyaan wax kamid ah affiliate iyo monetization 2dan ayaa ugu caansan,mid kaste meel ayuu aad ugu si fican yahay, youtube wax uu aad ugu ficaan yahay monetization-ka oo aad lacag loga sameya halka tikok iyo facebook ay ku  ficaan yihiin affiliate marketing,

Si aad ugaadho hadafkaga oo lacag u kasbato  waxaad ubahan tahayy dulqaad iyo dadaal si aad u-hesho lacag maxa yelayy sida lacagta lagu hela waxay badanka qadata 3-6 bilood mararka qaar ka badan hadii dadaalkagu yaraado, hadaba si aad si dhaqso leh aad lacag uga samayso, waxaad ubahan tahayy inaad samayso, 1. Waa inaad samaysaa dadaal sido kale aad joogtaysaa malinkaste video so gelisa si aad uhesho dad badan oo kugu xiran, 2waa in aad so dhigtaa muqaallo tayo sare leh si ayy dadkuugu raxaystaan marka ayy dawanayaan muqaalladada, waa inaad ka fogataa "niyad jabka iyo cajiska".

2● YouTube

Waa inaad samaysaa youtube maxa yellayy wax badan ayuu ku fudaydinaya marka aad bilowdo youtube, siyaabo badan ayaa lacag loga sameya waxan kaid ah, adsense xayaysiiska muqaalladada la dulsarayo, affiliate marketing link affiliate marketing kaasi oo ah mid dadku aad uga faaiideen 2025, iyo sponership shirkadaha aad adigu la heshisayy oo xayasiin ugu samaynaysid bogaga

Waa inaad doorata mawduuc aad xiisaydo ama aad ogtahay inay dadku aad uxiseyaan waa inaad ka bilowda youtube channel aad adigu iska ledahayy si aad u-kasbato dhaqaale badan,mawduuca aad doranaysaa ha ahato mid aad aqoon uledahayy si aad wax sax dadka ku dawanaya ugu so gudbiso.

3● facebook 

Facebook mahan meel kaliya layska dhigo post ama  sawirro aad so gashayy, sido kale waa laga shaqaysan kara adigo qabab badan lacag kaga kasban kara, sida affiliate links oo waa kan ugu caansan affiliate link, sì aad u-hesho monetization waxad ubahan tahay inaad. buuxiso shuruudaha Facebook kadib ayaa lagu furaya monetization-k oo aad si joogto ah lacag uga samayn doontaa, sido kale waxaad lacag uga sameyn kartaa affiliate marketing kaliya adigo samynaya inaad iska diwaangeliso shirkadaha bixiya affiliate progarm-ka kadibna link ay kusiyaan kusoo post garayso Facebook page.


4● tiktok

Tikok wax uu si degdeg ah kor ugu qaada dadka sameya content xiiso leh ama short video tiktom waa goob si fudud caan loga noqon karo tikok waxayy faaiido wayn utahay dadka ka shaqaysta affiliate marketing qaab aad ufudud ayay ku helaan iibsade (customer), siyaabaha lacagta loga sameeyo wax kamid ah 1 waa  found creator tiktok wadamada laga ogol yahay ayaa qabkas lacag uga samayn kara, qaabka 2 ugu badan ee lacag loga helo tiktok waa live gifts oo ah mid dad badani lacag ka sameyaan markaate oo ay live so galaan,  qaab 3 waa in sponsored oo ah inaad shirkad alaabtoda ama adeegoda xayaysiis ugu samayso tiktokaga,

Tikok si aad caan aad ugu. noqoto waxay kugu qadanaysaa mudo aad uyar oo kaliya ah inaad isticmaasho trending sounds, hashtags iyo editing fudud waxad si fudud ku noqon karta qof caan, taasna faaiido wayn ayay ku tahayy oo waxad kaga faaiidaysan karyaa affiliate marketing, hada waa inaad samaysaa tiktok aad bilowda ka shaqaynta tiktok

5● maxa lo bahan yahay si aad ubilowdo?


maxad ubahan tahayy si aad ubilowdo shaqo online ah ?



● waa inaad doorata mawduuc: aad ka hadasho oo aad muqaallo ka samaysid mawduuc aad so gudbinaysaa waa inuu ahada mid aad taqaano sida lo qabto maxa yelayy markaste oo aad waxan garanaso wax ku fududanaya inaad hesho tagerayaal badan sido kale si kalsooni leh usoo gudbiso 

● qalab yar: si aad ubilowdo muqaall dubista waxaad ubahan tahayy inaad haysato xoga qalab ah sida mobile, internet xawaare sare leh iyo app aad taqaano oo aad wax ku edtitng garayso

3● dulqaad iyo joogtayn: waa inaad joogtaysaa oo aanad ka cajisin sido kale waa inaad dulqadata maxa yelayy muqaall samaynto ma dhib yara 

Gunaanad

Waa inaad muujisa dadaal iyo dulqaad si aad ugaadho hadafkaga sido kale waa inaad ka faaiidayaata waxyalaha markaas trend ah si aad u-hesho daawasho, markaste ku dadaal sidii aad dad usoo jiidan lahayd

Post a Comment

0 Comments