LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Baro hababka lacag loga helo online

 Hordhac

Dunida manta internet-ku wuxu noqdayy meel ay dad badani noloshoda ku mareeyaan, internet-ku wuxu bixiyay fursado badan oo muhiima kuwaasi oo dhalinyaro badani ka faaiideen dad badan  ayaa ka sameeya dakhli joogto ah oo manta kamid malqabeenada aduunka, internet-ku wuxu ubahan yahay waxyaalo iska si aad ubilowdo shaqada kaliya waxad ubahan inaad la timaadi fikrad ama aad ledahay xirfad online lacag loga sameyn karo sida video edting,graphic desigm, crypto currency,iwm, sido kale waa inaad haysata mobile iyo laptop inkasto anu laptop waajib ahayn balse shaqada wuu ku fudaydinaya, waa inaad haysata internet xawaare sare leh, hadaba hadii aad intaas hayasato qormadan waxaan kugu diyaariyay habkii aad uga faaiidaysan lahayd 4 qodob oo muhiim ah ayaan kugu diyaariyay.

lacag sameeynta online

1●Wamaxay lacag kasbashada online ?

Lacag kasbashada internet-ku waxay ka dhigan tahay inaad sameyso wax qiimo leh oo ay bulshadu baahi uqabto si aad adiguna aad uga faaiido shaqooyinka online way badan yihiin siyaabo badan oo kala duwan ayaa online lacag loga smaeeya wax kamid ah,  YouTube & tiktok uma bahna inaad taqaano xirfad waxa muhiima kaliya waa inaad taqana video edting & content creation kagama bahna xirfad toos ah, waxad kalo noqom karta nashaqadeye ( graohic design) waa mid kamid ah xirfadaha ugu muhiimsan 2025 waxaanad ku baran kartaa mudo aad uyar.


2• hababka ugu caansen ee lacag sameeynta online

● freelancing

Shaqooyinka xortaah  ee anad qof ku xirnayn ama shirkad freelancing waa inaad ushaqaysato qaab xor ah oo aad ku shaqaysaneyso xirfadada, sido waxaad la shaqaysaneysaa qof aad rabto ama shirkada aad rabto sido kale adiga ayaa go,aminaya qiimaha aad ku shaqaynaso, goobaha aad ka helayso freelancing wax kamid ah

1● Upwork.com

2● fivver.com

3● freelancing.com

4● people per hour.com

Kuwani waa kuwa ugu caansan ee laga helo shaqooyinka freelancing.

● blogging & website

Hadii aad ledahay xirfada qoraal qorista ee maqaallada waxaad sameysan kartaa website kadib waxaad lacag  ka heli kartaa goobo badan oo kala ah

 ● adsense

● affiliate marketing

● xayeysiis toos ah

Kuwani waa siyaabaha ugu badan ee blogging-ka ama websiteyada kala duwan, lacagta loga sameeyo

● YouTube 

Youtube waa mid ka  mid ah goobaha laga sameeyo lacaga ugu badan ee internet-ka, sido kale waa mid kamid ah goobaha aan kaga bahnayn xirfado badan oo kaliya waxaad ubahan tahay inaad samaysato  youtube channel sido kale waa inaad wax ka taqaana video editing si aad muuqaalada aad duubtay aad uu editing garaysato 

Shuuradaha lagaga bahan yahay si aad lacag uga sameeyso youtube-kaga, 2 qaab ayaa jirta oo ah inaad youtube channel-kaga so dhigto muqaalo gaagaban (short videos) kaliya wax lagaga bahan yahay 500 subsicribe, 3,000 sacadood oo daawasho ah  iyo 3m oo daawasho ah, hadii aad tahay qof so gudbiya short videos intaaa aya lagaga bahan yahay

Hadii aad tahay qof youtube kusoo gudbiyah muuqalda cadiga ee  aan shorts-ka ahayn wax lagaa bahan yahay 1'000 subsicribe iyo 4,000 sacadood oo daawasho ah,intaas hadii aad buuxiso waxaad si toos ah lacag uga sameeyn kartaa youtube, shuurudahan aad ayay ufudud yihiin marka lo eego sida youtube lo dawado maxa yelayy youtube waa meel dad badani si maalinle ah u-dawadaan

sidee lacag loga sameeya internet-ka

3•  maxa lo bahan yahay si aad ubilowdo

Qofkii raba in uu shaqo online ah bilaabo waa inuu haystaa 

● mobile  waa inaad haysata smartphone maxa yelayy waa CV-ga shaqada online

● laptop laakiin mahan muhiim wadka marmi kartaa hadii anad awoodin

● waa inaad  haystaa internet xawaare sare leh oo aad  markaste heli karto ilaa 4 sacadod si uu ula             socdo   dhaqdhaqaqa internet-ka update ka cusub ee dunida

● english waa inaad wax ka taqaan maxa yelayy wax badan ayay ka caawin kartaa inaad taqaano               english

waa inaad taqaana xirfad sida graphic design,video editing, affiliate marketing, sameynta website       yada, markaste isku day inaad barato xirfad ku anfacdaa , iwm,

● waa inaad iska daysaa degdega oo u samirtaa 2-4 bilood si aad ula qabsato shaqooyinka online iyo         xirfadaha aad baratayy

4• iska ilaail website-ka fake ah

Wax jira apps & iyo website yo badan kuwaasi oo ku oranaya lacag ku shub si aad lacag u-hesho iyo wax lamid ah, waa inaad ka foogatada apps-ka iyo websiteyda nocaas ah maxa yelayyy khatar ayaad kala kulmi kartaa  marka fadlan iska ilaali been abuurka khataro badan ayaad kaal kulmi kartaa 

Gunaanad 

Shaqooyinka online dad badan ma fahansana waxayna u haystaa been, inaad internet-ka aad ka shaqaysata maahm been  waa wax jira oo sax laakiin ubahan dadaal & joogtayn sido kale kaga bahan inaad yelato dulqaad  si aad ugaadho yoolkaga, sido kale waa inaad taqaan ugu yaraan 1 -2 xirfadood si ay kugu fududato inaad shaqo hesho


Cadaaniteach.com

Waa website lagu gudbiyo maqaallo 100% xaqiiqo ah sido kale xirfado badan oo faaiido leh ayaa ku jiro fadlan hore usii gal si aad ubarato xirfado badan oo ku sabsan sida internet-ka lacag loga shaqaysto


Post a Comment

0 Comments