Qof walba oo dunidan ku nool wuxu leyahay aqoon isaga ugaar ah, qofkaste wuxu leyahay aqoon iyo xirfad isaga ugaar ah hadaba waxa jira dad aan haysan shaqo ama shaqo aan cadi ahayn taasi oo anay ku haysan dhaqaale ay noloshoda ku mareyaan ama ay wakhti anay u hayn oo uu xili waxbarasho ku jiro una bahan yahay meel uu ka helo shaqo wakhti yar lagu jiri karo, hadaba waxa jira shaqooyin badan oo online ah, hadaba waxaan kula wadaagi donaa habab badan oo aad xirfadada iyo aqoontada
Maqaallkan waxaan dirada ku saraya sidii aad ubilaabi lahyd shaqo kaste oo aad xirfad uledahayy iyo habkii aad ubilaabi lahyd,
1• Aqoonso waxaad taqaano
Ugu horeyn waa inaad aqoonsata waxaad taqaano iyo heerka ay ka joogto internet-ka ama degaanka aad ku noshahay, waa inaad qortaa shaqo kaste oo aad ku ficaantahay waa inaad book kusoo diyaarsata shaqo kaste oo aad qaban karto sido kale waa inaad adigu iska qaada itixaan si aad utijaabiso heerka aqooneed ee aad waxan uleedahayy
Tussaale shaqooyinkan oo kale
● waxbarashada (macalinimada)
● Cunto karinta
● La-talita (guurka, weight lose-ka iyo guurka)
● Content creation
● Qorista book-ta, turjumaada iyo blogging
Waa hubaal waxkaste oo taqaano cidkaste ma taqaano wana suurtagal aqoonta ama xirfada aad taqaano inayy dadkale ay baahi uqaban
2● dooro habka aad rabti inaad ushaqayso
Wax jira siyaabo badan oo kala duwan kuwaasi oo uga shaqaysan karti aqoontada, kaliya waa inaad diyaar unoqota sidii aad u-badali lahyd nolloshada oo aad shaqo dhab ah uheli lahyd adigo shaqo uraadsanaya siyaabo kala duwan
A • online courses
Online courses waa qaab aad kusoo gudbin karto aqontada kadib aad lacag ugu badasho aqoontadii, siyaabaha aad ubixin karto wax kamid ah inaad sameysato youtube kadibna aad si malinle ah video tutorial ah usoo dhigto si ay dad badani kugu xirnadaan si aad youtube lacag ugu heshid, qaabka labaad waa inaad sameysato website bixiya onlime courses adigo so gelinaya website-ka muqaallo aad diyaarisayy oo ku sabsan courses markaas ka hadlaysid,waxad so gelin kartaa courso kala duwan adigo qabsanaya macalimiin badan oo mid kaste course gaar ah qaato
B• qor ebook
Wamaxayy e-book waa book aad kusoo bandhigayso online dad aya online kaga iibsanaya, kaliya waxa laga raba inaad taqaano sida lo qoro book-ta hadii aad taqaano waa fursad kale oo aqoontadii sare usii qadaysa
C• blog ( blogger & WordPress
Xirfadaha 2025 ugu faaiidada badan wax kamid ah blogging kaasii ah inaad so qorto aqoontada ama wax aad xirfad uledahayy sido kale dad akhrisan karaan oo aan lagu cajisayn kaliya intaas wax ka xiga waa inaad sameysato website kadib maqaallo tayo sare leh oo aad ficaan kusoo qorti sido kale aad adigu ledahayy intaas kadib si toos ah ayaad lacag uga sameyn karta website-kaga
3• ka faaiidayso social media
Waa inaad ka faaiidaysata fursadaha ka banan social media adigo noqonaya content creation, maxa yelayy siyaabo kala duwan ayaad uga faaiidaysan kartaa social media sida inaad lacag ka hesho cinwaankaga youtube ama tiktok, inaad shirkad aad xayaysiis usameyso inaad qaab online ah aad alaab u-iibisid
● Gunaanad
Ugu horeyn markaad rabto inaad bilowdo shaqooyinka nocan ah waa inaad muujisa dulqaad aad badan maxa yelayy si dhaqso ah wax waliba kuma helaysid waa inaad sugtaa 2-5 bil sido kale waa inaad muujisa dadaal aad badan iyo firfircooni, waa inaad markaste barata wax kale oo cusub si anad kaliya ugu ekan taas oo aad sameysaa shaqoyin kale oo badan
0 Comments