LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Sidee internet-ka dakhli jogto ah logu sameeya 2025?

 Qof kaste wuxu donaya inuu dakhli joogto ah helo malinkaste dad badan ma heli karaan dakhli joogto ah oo malinkaste ay heli karaan, 2025 waxa aad usii hore maraysa fursadaha shaqo  ee online kaasi oo sababtay technlogy si horumaraysa, qofkaste wuxu haystaa mobile iyo internet taas ayaa sababtay in  fursadaha shaqo ee online si horumaraan, online-ka siyaabo badan ayaa onlin loga shaqaystaa malinkaste laakiin wax ugu muhiiman ee uu kaga bahan yahay waa mobile,internet,laptop hadii aad heli karto, iyo. xirfad ama aqoon, sido kale marka aad rabto inaad bilowdo shaqooyinka internet-ka waxayy kaga bahan tahayy inaad dulqaadato oo aad sugto mudo ah ugu yaraan 4-6 bilood, si aad ula qabsato shaqooyinka kala duwan ee online, hadaba waxan kula wadaagi donaa goobaha sida ugu fudud aad lacag uga samayn karto dakhl joogto ah.


sidee YouTube lacag badan loga sameeya

1● samee youtube channel

Youtube waa mid kamid ah platforms lacagta ugu badan laga sameeyo internet-ka lacagta wax loga sameeya qabab kala duwan oo badan, inaad youtube caan aad ka noqota waxay ku xiran tahay adiga iyo hadba wixi aad kusoo gudbinayso hadii aad wax xiiso leh oo faaiido badan aad so gudbiso mudo yar ayaad caan ku noqon karta,

Siyaabaha ugu badan ee youtube lacag loga sameyo wax kamid ah,

● youtube partner

 Youtube oo xayaysiiska ufura channelkaga si aad lacag uga sameyso tani waa ta ugu badan ee youtube lacag loga sameeyo sido kale dhaqaale aad ubadan ayaad youtube laga sameeya hadii aad so gudbiso wax faaiid leh sido kale aad joogtayso aad asbuuc 3-4 muqaal aad so geliso ama malinkaste aad so geliso, youtube wuxu kaga bahan yahay dadaal iyo joogtayn si aad u-hesho xayaysiiska iyo dawayaal badan, inaad haysato subsucribe,like iyo dawayaal, badan waxayy ka caawinaysaa inaad hesho lacag badan oo joogto taasi oo aad malinkaste aad ka samaynayso youtube

2● affiliate matketing

 Affiliate matketing/ suuqgaynta digital ah waa shaqo cusub oo sanadadi ugu danbeyay dunida kusoo biirtayy iyado oo qofkasye ka shaqaysan karo oo aan laysku xirayn inuu qofyahy qof caan aha ama aqoon leh, shaqadan qofkaste ayaa qaban kara oo mif aad ufudud marka lo eego sida laysku diwaan gelinayo iyo. Sida logu biraya, 

● Sidee ayaa lacag loga sameeya

Qaabka lacagta loga sameya aad ayay ufudu kaliya waxad sameeynaysaa inaad tagto website shirkadaa bixiyah affiliate marketing, sida amazon,impact,iwm, markaad iska diwaangeliso, link ayay kusinaya marka account'gaga active laga dhigo ee ay kusoo aqbalaan, kadib link ay kusinayaan waa kan shirkada, adiga iyo kan wax iibsanaya (customer) idin xirirnaya oo ku sahlaya adigo gurigaga jooga aad ka shaqaysato affiliate, markaad link hesho dhamaan goobkaste oo aad cinwaan ku ledahay ayaad so dhigaysa si aad u-hesho traffic taasi waxay ka caawinaysa inaad si sahlan lacag ku shaqayso, hadii aad rabto inaad iska diwaangeliso halkan iska diwaangeli,

3● iibinta digital products

Digital products waa in aad wax aad ku sameeyso online-ka sida inaa qorto e-books, online course, iwm, digital products waa. Xirfad muhiim ah oo lacag badan laga samayn karo sido kale mahan wax ka dhamanaya waa lacag malinkaste kusoo noqonaysa, ebooks iyo online courses waa waa wax aad malin kaliya aad samaysayy halka ay lacagtodu kuso noqnoqonayso markaste oo uu qof iibsado, taas ayaa ka dhigtay mid ay dad badani xiseyaan oo ay ka shaqaystaan hadana dakhli jogto ah ka shaqaystaan, shaqadani kagama bahnaa inaad malinkaste aad ka shaqayso aad eegto, kaliya halmar ayaad so gelinaysaa,

Dadku badana waxay aad uxiseyaan e-learing wax jira dad badan oo aan janis uhayn inay tagaan goob wax lagu dhigto, madabaa caqabadaasi jirto online course waa mid aad lo xiiseyo lacag badana laga samayn karo

4● Freelancing

freelancing waa in aad  u-shaqaysato qaab xor ah adigo la shaqaynaya qofkii aad rabto iyo. Xiligaad rabto sido kale ka shaqaynaya shaqada aad rabto aad ama aad xirfad uledahayy, freelancing waa mid kamid ah shaqooyinka ugu faaiidada badna sido kale ay dadku ugu jeclayen inay ka shaqeyaan sanadadii ugu danbeyay, freelancing qofkaste xiliga uu rabo iyo qofkii u rabo ayuunbu la shaqaynaya, 

Shaqooyinka ugu badan ay dadku xiiseyan wax kamid ah

● Graphic design

● tujumaada

● qorista qorallada

● ana marnaamij samaynta

Goobaha ugu caansen ee shaqadan laga hela

1● Upwork

2● fiverr

2● freelancing.com

4● people per hour

Kuwani waa goobaha ugu caansen ee lafa shaqaysto freelancing, shaqadani waxayy aad ugu ficaan tahay in aad adigu dooranyso aad go,aankeda ledahayy qimaha shaqada

wamaxayy blogging

5● blogging

Blogging waa xirfad  dad badani ka shaqaystaan taasi oo ah inaad samaysato website blog ah oo aad kusoo qorto maqaallo, blogging waxad ku samayn kartaa goobo kala duwan laakiin goobaha ugu caansan wax kamid ah  wordpress iyo blogging kuwani waa  kuwa badan ee laga sameeyo website,yada bloggng ah waxa ayy ku sahlayaan inaad si fudud ugu qorto maqaallo tayo

Markaa aad rabto inaad lacag aad ka samayso blog wax jira shuruudo badan oo ay google adsenss ku xidho qofka blog ah, sida domain, privacy policy, maqaallo tayo sare leh oo aan copy ahayn maqaallo asal ah ayay rabtaa,iwm, marka aad buuxiso dhamaan shuruudaha adsense waxad bilaabi kartaa shaqada oo ah inaad halkaas kasii wado maqaallo tayo sare leh sido kale aad joogtayso si aad lacag uga samayso

Gunaanad

Shaqada online mahan mid markiba si fudud lagu helayo waa inaad sugto mudo xoga ah ilaa 3-6 si aad ula qabsato shaqada oo aad ufahanto sida online-ka loga shaqaysto waa inaad samaysaa horumar oo aad markaste barata xirfad iyo aqoon sido kale hadii aad dadaasho waad ka samayn dontaa lacag 

Post a Comment

0 Comments