LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Sidee lo bilaaba shaqo online ah ?

 Si aad ubilowdo shaqo online ah waxaad ubahan tahayy inaad marka hore aad diyaarsato,shaqada online-ku waa mid aad ufudud marka lo bar bar dhigo shaqooyinka kale ee sida cadiga ah lo qabto, shaqo kaste waxay ubahan tajay aqoon iyo inaad khibrad, si aad uqabato shaqada ugu wanaagen, aad dakhli badan aad usameyso, shaqada internet-ku waa mid aad usahlan si kaate aha ahate, shaqaani waxay ubahan tahayy oo lagama marmaan ah inaad haysato mobile, laptop iyo internet xawaare sare leh, hadaba waxan kula wadaagi dona sida aad ubilaabi lahayd shaqo kaste oo online ah ,

1● fahan noocyada shaqooyinka online


fahan noocyda shaqooyinka

 Dunida maanta waxayy isku badashayy digital oo waa mid si wayn ula jaanqadayy online, waxa jiraa shaqooyin badan oo online ah kuwaasi oo aad qaban karto kuna shaqaysam karto malinkaste, shaqooyinka ugu firfircoon wax kamid ah

● Freelancing, graphic deaign, turjumaada,qorall qorista,iwm

● Affiliate marketing, suuqgaynta digital-ka waa mid dadka aad uxiseyaan hadii aad rabto inaad ku biirto affilite link iska diwaan geli https://amzn.to/4kTdJ9h

● blogging,youtube iyo facbook, abuur content tayo leh kaib kusoo post garee website kaga, youtube channel-kaga, kadib waxad lacag ka sameeynaysaa, xayaysiiska iyo affiliate marketing, https://amzn.to/4kTdJ9h

● online teaching, waa mid kamid ah xirfada ugu faaiidada badan 2025 kaliya waxaad sameynaysa inaad online aah wax ku dhigto, waxaad dhigi karta waxkaste oo aad aqoon uledaahyy ama aa khibrad ahan uledahayy

2● xulo shaqo

Ugu horayn waa in aad xulata shaqo aad taqano sida mid aad xiisayso ama aad aqoon aad uledahayy taasi waxayy ka caawinaysaa in aadan shaqada ku cajisin oo aad markaste ka shaqayso, markaste oo aad shaqaysana lacag ayaa ku kordhaysa, sanadkaste 1-2 shaqo ayaa aad trend u ah, sido kale isku day in aad la socoto suuqa si aad uhesho shaqada markaas trend ah oo lacag badan laga shaqaysan karo,

Tusaalle: hadii aad ku wanaagsen tahay qorista qorallad (writing skills) waxad ka shaqaysan kartaa freelacing iyo blog qorista mid aad ledahay adigu ama mid aad shaqaale ka noqotidba, sido kale hadii aad ku wanaagsen tahayy technolgiyada waxad ka faaiidaysan kartaa, web design iyo graphic design sido kale hadii aad tahay qof ku wanaagsen muqaal samaynta waxaad ka faaiidaysan kartaa youtube, facebook,iyo tiktok, 

3● diyaarso qalabkii iyo goobtii shaqada


maxa lagaga bahan yahay

 Markaad rabto inaad  online aad ka shaqayso wax jira waxyaalo ay waajib ay tahayy inaad haysato sida, smartphone, laptop iyo internet xawaare sare leh, sido kale waxaad ubahan tahaay inaad sameysato qol yar oo aad ku shaqayso markaad ku jirtid shaqadan online-ka ah, inaad meel gaar ah samaysata waxay ka caawinaysa in anay shaqada marka aad ku jirto anay cidi kasoo dhex gelin, si nafis ah oo bila muuq ah ayaad shaqada uwadanaysaa

 Hadii aad 4 taas qodob ee kala ah laptop,mobile,intermet iyo qol ku gaar ah, aad kaso baxdo si fudud ayaad lacag uga samyn dontaa internet-ka bilkaste iyo sacad kaste, sido kale wax lagama marmaan ah inaad sameeysato wakhti ku gaar ah oo shaqadan qabato, marka aad la qabsato shaqada online-ka wax lagama marmaan ah inaad samaysato jadwal si ay shaqadadu unoqoto mid wanagsen sido kale anad ku cajisin

4●  dhis aqoontada iyo kartidaada (skills)

 Waxaad ubahan tahayy inaad dhisto xirfada iyo aqoontada si aad usii kordhiso shaqooyinkaga online-ka badanka shaqooyinka online waxayy uabahan yihiin xirfad iyo aqoon- hadaba waxa jira course badan oo bilaash kuwaasi aad ku baran karto lacag la-aan, youtube iyo skilshare, samee tababar joogto ah  si aad udhisto xirfadada, isku day malinkaste inaad barato xirfad cusub, markaste oo aad aqoontada sii horumariso waa markaste oo aad dakhli badan sameynayso

5●  ha sugin wakhti kale, bilow manta

 waa inaad so diyaar garow aad qabsata wakhti kama danbaysa, hadii aad freelacing hada waa inaad iska diwaangelisa fiverr, Upwork iyo freelacing.com hadii aad tahayy qof ku wanaagsen blog qorista waa hada bilaabta blogg aad ledahay si aad ushaqaysato qofkaste meel ayuu ku ficanyahy meelna wuu ka xunyahay, muhimadu waa inaad shaqaysato lacag aad waliba qaab nidaabsan ooo sax ah ushaqaysata 

gunaanad

shaqo kaste oo online ah waxay uabahan tahayy dadaal iyo in wakhti lagyu bixiyo si aad heerka aad rabto aad ugaarto, waa inaad samaysata jadwal si aad shaqo ficaan oo la fahmi karo aad uqabato


hadii aad rabto inaad kusoo birto affiliate marketing halkan kaga biir

https://amzn.to/4kTdJ9h

Post a Comment

0 Comments