LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Sidee lo bilaaba blog lacag badan sameeya 2025 ?

sidan samee hadii aad tahayy blogger cusub/ doonayso inaad si dhaqso leh aad uga sameyso dakhli joogto ah 

Blogging waa mid kamid ah fursadaha ugu ugu muhiimsan ee online lacag loga sameeyn karo iyado wax lacag oo badan ku maalgelinayn, blogg waxaad lacag kaga samayn kartaa siyaabo kala duwan, sida google adsense & affiliate marketing, hadaba ma doonaysaa inaad noqoto blogger guulaystayy oo siyaabo badan lacag loga sameeyo,waxaan kula wadaagi doona siyaabaha ugu caansen oo lagu noqon karo blogger guulaystayy.


1• dooro mawduuc ama niche ku qalma 



 In anaad bilaabin blogg waa inaad doorata mawduucii aad ka hadli lahayd maxa yelayy inaad doorato mawduuc wax ku sahlaysaa inuu website-kaga  aqoonsado google, sido kale waa inaad doorata mawduuc aad ku ficaan tahayy ama aad xirfad aad uledahayy, taasi waxayy ka caawinaysaa inadan ku caajisin markaad qorayso,

Mawduucyada ay dadku xiiseyaan waxkamid ah

● lacag samaynta online

● safarka & dalxiiska

● technolgiyada

●  cafimaadka & quruxda 

● waxbarashada

● ama wixi aad markaad adigu xiiseynayso si anad ugu cajisin

2• dooro magac domin qurux badan

Magac  blogaga waa midka ugu muhiimsan ee ku xasuusin doona so booqdayasha, dooro domain oo dadku in badan si xasuusnadan. Si ay markale kusoo boqdaan, domain ha ahado mid gaban oo fudud, si ay dadku in badan usii xasuusta, 

3● same website

si uu website kagu ushaqeyo waa inaad haysata hosting si aad uhesho amaan badan sido kale anay xogtadu ukala lumin oo ay amaan kugu ahato, blogger.com isagu uma bahna hosting isagu kaliya wax uu -ubahan yahay domain, lkn wordpress waxa uu kaga bahan yahay hosting & domain, hadii la ego ka aad wanagsenì waa wordpress maxa yelayy platform-ugu fican ee lagu sameeyo website, si aad unoqoto blogg wayn oo lacag badan laga sameyo waxad ubahan tahayy inaad samaysato website aad uqurux badan sido kale na domain iyo hosting wata si aad uhesho amni badan 

● tallo 

Hadii aad rabto inaad dakhli badan aad ka sameeyso blogg waa inaad horta gelisaa wakhti badan oo time badan aad geliso, sido kale waa  inaad  sameysa website aad tayo sare leh oo akhrisatayashu si wanaagsen ufahmi karaan

4 ● qoraallo tayo sare leh



 qor qoraallo tayo sare leh ugu yaraan ha noqdaan 500 erayy ilaa 1200 erayy si ay qoraalkagu uyesho tayo sare sido kale noqdo mid dheer oo fahfahsan, si dadka aqrisanaya ay wax badan ugu faaiidan sido kale aad adna lacag badan ugu faaiido, waa inaad isticmaasha, headngs kala ah ( H2 & H3 , taasi waxay akhristayasha ka caawinaysaa inay si fudud u-akhristaan

5● samee SEO fudud (search engine optimization)



Si uu google booqdayal kugu keeno waa inaad website kaga aad usameysata kewords, cinwaano muhim iyo meta descirption, taasi waxayy ka caawinaysa marka uu qof ka raadiyo google, uu soo saaro website taas wax ka caawinaysa  kewords aad isticmalayso iyo cinwaanda, markaste oo aad qorto maqaall waa inaad ku dartaa 3daas si uu website kagu google ugu so muuqdo, ku dar sawiro tayo leh, sido kale waa inaad ku darta link is dabo joog ah

6● la wadaag blogaga 

Markaad aad so dabaacdo maqaall waa inaad markiba aad la wadaag, goob kaste oo aad account ku ledahayy si uu maqaallka aad qortayy uu helo dawasho badan, waa inaad dhistaa groups aad iska ledahayy sida, whatsapp group, facebook group, iwm, taasi marwaliba waxay ka caawinaysa inuu website kagu helo dawasho badan 

Ku dadaal sidii aad website kaga aad ugu samayn lahayd traffic badan, maxa yelayy markaste oo aad hesho traffix wa sirta gusha oo dakhli joogto ah aa ka samayn kartaa hadii aad haysato traffic badan  

 7● ka samee lacag blogaga

 Si aad lacag aad usameyso waa inaad  buuxisa dhamaan shurudaha google adsense, sida content tayo leh, pricay policy, about us, contact us,  terms coditions, iwm, shurudahani waa kuwu aad ufudud maxa yelayy kaliya waxayy kaga bahan yihiin waa inaad geliso wakhti yar si aad heaho aqbalada google adsense, sido kale waa inaad aad so gelisayy website-kaga ugu yaraan 30 post taas waxaad ka helaysaa kalsooni badan oo ah inuu google adsense website kaga aqoonsado,

Habka 2aad ee lacag loga sameeyo 

Wax jira qaab 2aad oo aad lacag uga sameyn karti waa inaad link aad ku darto blog kasto oo aas qorto kasii ah affiliate link, si aad link aad uhesho kaliya waa inaad ku biirto shirkafaha bixiyah affiliate marketing, sida amazon,impact iwm, 

Gunaanad

kaliya maham muhiim inu noqfo blogaga mid aad uqurux badan ee wax kasi muhiimsan inuu blogagu noqdo mid leh contemt tayo sare leh oo dadku wax badan ka faaiidan, hadii aad  raado tallabooyinkii aan kula so wadagayy waa hubaal blogaga lacag waadka sameyn donta waliba mid joogto ah, 

● Tallo

  Iska ilaali degdega: waa inaad sugtaa mudo ah ilaa 5-6  bil si website kaga lo aqoonsado sido kalena uu noqdo mid muhiim ah


hadii aad rabto inaad kusoo biirto affiliate marketing halkan uga biir

riix link si aad ugu biirto affliate ama aad uiibsato dhagahan qurux badan ee casriga ah 
https://amzn.to/3T0HlFo



Post a Comment

0 Comments