LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

sidee lacag loga sameeya online ?

Wax jira siyaabo badan oo lagu kalsonan karo


Manta wxaynu joognaa duni casri oo qofkaste uu heli karo mobile & internet, internetku ama technolgiyadu waxay dunida ka dhigtayy mid si wayn isku badasha maxa yelayy baahi badan oo dadku qabaan ayay ka haqab tirtayy, sida shaqada, waxbarshada iyo madadaalada, qofkii haduu u-shaqo ubahdo si fudud ayuu ku heli kara isago maraya siyaabo badan oo kala duwam xitta hadii ay tahay mid si caadi lagu shaqaynaya, lacag sameeynta online waa mid aad ufudud qof kaste wuu rabaa inuu online ka shaqeeyo isaagoo jogaa gurgiisa laakiin dad badani ma garanaayan sidii ay u-bilaabi lahyeen sida online lacag loga shaqaysto, Hadaba waxaan kula wadaagi doonaa siyaabo badan kuwaasi oo online lacag loga shaqaysto,  5 tallaabo raac si aad online lacag uga sameeyso adigo isticmalaaya mobile-kaga gacanta

1● freelancing

Ku shaqayso farsamadaada adigo ushaqaynaya cid aad rabto iyo xiligaad rabto 

Wamaxagy freelancing waa freelansing waa inaad ushaqayasato si xor ah adigoo u-shaqaynaya shirkada aad rabto, waxaad ku shaqaysan kartaa shaqo kasto oo aad qaban karto ama aad xirfad wanaagsen aad uledaahyy, shaqooyinka ugu ficaan wax kamid ah 

● Graphic design

● turjumaada 

● web design

● Qorista maqaallada 

Kuwani waa qaar kamid ah shaqooginka ugu ficaan ee la qabto freelancing hadii aad shaqo kale aad xirfad uledahayy waad qaban kataa

Goobaha laga helo freelancing

● Upwork

● fivver

● freelancing.com

● people per hour

Goobahani waa kuwa ugu caansen ee freelancing

■ Tallo 


Markaad bilaabayso freelancing waa inaad so barata xirfad aad ku shaqaysan marto sida, logo design, web design, writting skills,iwm, kadib waa inaad samaysaa proffile qurux badan aad kusoo bandhigto shaqada aad qabato iyo CV-gaga si lagu amiino inaad shaqadan qaban karto

2●  Youtube 

Ka faaiidayso youtube maxa yelayyy youtube waa mid kamid ah shirkadaha ugu waa wayn ee laga sameeyo  lacagta online, sida lo bilaabo youtube aad ayay ufududahay maxa yelayy kaliya waxad ubahan tahayy inaad hayasato camera  ama mobile yara wanaagsen, xitta hadii anaad rabin inaad so dhigto wajigaga waxaad samayn kartaa inaad qariso wajigaga oo aad sameeyso video ah cod kaliya,  si kaste ba ha ahaate markaste isku day inaad so geliso, muqaall tayo leh maxa yelayy markaste oo aad muqaal tayo leh aad so geliso waa markaste oo helayso dawayaal badan, inaad haysato dawayaal badan waxayy ka caawinaysaa inaad sameeyso dakhli badan, kaliya lacag ka sameyn maysid google ads ee waxaad lacag ka samyn kartaa affiliate marketing, sido kale shirkada aad xayaysiis aad u-sameeynaysid

Imisa qaab ayaad lacag uga sameeyn kartaa youtube?


● xayaysiis google adsense  ku saraysoo youtube

●Xayaysiiska shirkadaha (sponarship)

● affiliate marketing 

Fiiro gaar ah waa inaad buuxisa shuuraha youtube si aad uhesho youtube partner, waa inaad haysata,  1000 subsicribe iyo 4000 sacadood oo dawasho ah

3●  blogging 

Blog wuxuu ku ogalanaya inaad sameeyso website adiga ku gaar oo aad kusoo gudbiso maqaallo adiga aad ledaahayy kadib aad maqalladaas aad lacag ka sameeyso,

Gobaha ugu ficaan ee lagu samayn karo blogg

● worpress.com

● Blogger.com

● medium.com

Kuwani waa kuwa ugu caansen ee lagu samayn karo website blogger 

Side lagu helaa blogger guulaystayy

Qofkaste wuxu rabaa inuu helo website guulayaystyy oo dad badani so boqdaan, hadaba samee sidan si uu website kaga #1rank ugalo google-ka 

1● dooro niche

Waa inaad doorada mawduuc adiga ku gaar ah, inaad doorata mawduuc waxay ka caawinaysaa inuu google ku aqoonsado sido kale marka laso radiyo mawduucaas si uu website kaga usoo baxo

2● qor waxaad ledahayy

Waa inaad qortaa topic aad adigu ledahayy oo aan ahayn copy, inaad qorto topic gaar ah waxay ka caawinaysa inaad hesho traffic badan

3●  tittle 

Waa inaad sameeysaa title qurux badan oo leh soo jidasho, si aad u-hehsho traffic badan

4● online teaching

Online teaching waa inaad dad uga faaiidayso aqoontada ama xirfada adigo adeegsanaya qaab online ah sida zoom, website iyo google meeting, online teaching waa mid kamid ah siyaabaha ugu faaiidada badan ee online aad lacag uga shaqaysan karto, 

Sidee online wax logu dhigaa

● waa inaad sameeysata website aad kusoo bandhigto courses aad bixiso si aad halkaas aad ugu iibiso courses ledahay adigu 

● samee youtube si aad halkas uga so bandhigto courses-kaga muhiimka  sido kale youtube aad so dhigto  courses bilaash ah 

5●  affiliate marketing 


Affiliate marketing waa in aad xayaysiiso badeeco ama adeeg  ay iska ledahayy shirkad kale ku sameeyso xayaysiis adigo adeegsana link ay ku siisay shirkadii iska lahayd alaabta, hadii aad rabto course bilaash ah oo  affiliate marketing ku dhufo link si aad uhesho https://www.cadaaniteach.com/

Gunaanad 


Hadii aad rabto inaad ka shaqayaato online kaliya waxaad ubahan tahay sadex shay oo muhiim ah 

1● mobile 

Waa inaad hayasata mobile maxa yelayy mobile waa kan shaqada ugu badan lagu qabanaya, 

2● internet 

Waa midka ugu muhiimsan internet-ku maxa yelayy waba kii hawsha odhan lagu qabanayey

3● xirfad 

Waa inaad ledahay xirfad maxa yelayy waxay ku fudaydinaysaa inad shaqaysato


hadii aad rabto inaad barato sida online loga shaqaysato halkan ka baro si bilaash https://www.cadaaniteach.com/


hadii aad jeceshay inaad amazon ka shaqaysato ku dhufo link

Post a Comment

0 Comments