Samee lacag malinkaste adigo isticmalaya mobile-kaga
Ma ogtahay inaad lacag ka samaynkarto mobile kaga gacanta ama laptopkaga afigoon tagin xafiis ama goob kale oo shaqo, hadaba 2025 wax jira siyaabo badan oo kala duwa kuwaasi oo aad si online ah aad lacag hga shaqaysan karti, maqaalkan waxaan kula sharegarayn donaa 5 siyaabood oo aad lacag uga shaqaysan karto si online ah
Hadaba hadii aad rabto maqaalkan wado akhriso
1● clickwoke
Wamaxay clickwokeer. Clickwoker waa app ku ogalanaya inaa ka shaqaysato online adigo qabanaya shaqoyin yar-yar sida turjumaad iyo hubinta xogta iwm, clickwker waa app si fudud lagu baran kaasi oo aad la qabsan karto maalmo aad uyar,
● Sidee lacag loga sameeya?
Si aad lacag aad uhesho waa inaad qabato shaqo kadib ayaad helaysaa lacagta shaqooyinka la qaban karo wax kamid ah turjumaada iyo hubinta xogta, sido kale badana lacagta ay bixiyaan waa dollar, sido kale lacagta waxaad kula bixi kartaa paypal,
● Faaiido
Faaiidada uleyahay wax kamid ah in aan wax xirfad ah lagugu xirayn oo CV malahan app-kani, sido kale shaqooyin aad ufudud ayuu leyahay
2● remotasks
Wamaxay remotasks?,
Remotasks waa waa app bixiyaha shaqooyin badan kuwaasi oo la xiirira Ai sida sawirada calamynta (image annatation), qorallo trasption ah, iyo data labeling, iwm,
Sidee lacagta loga sameeya?
●Markaad iska diwaangeliso wax lagu baraya tababar bilaash, markaad kasoo baxdo tababarkaas ayaad bilaaabi kartaa shaqada, sido kale lacagta waxaad kula bixi kartaa paypal
● faaiido
Faaiidada uleyahay appkani wax weyaan in aad helayso tababar bilaash taasi oo ku sahlaysaa inaad yelato xirfado badan oo ku shaqaysan karto, sido kale app-kani wax uu bixiya lacag badan marka aad yelato xirfad tayo sare leh
3● swagbucks
Wamaxay swagbucks?
Swagbucks waa app aad lacag ka kasban karto adigo buuxinya surveys, nuqaallo dawaanaya iyo inaad so dejisato apps kal, app-kani wax ubixiya points la yiraahdo SB kaasi aad lacag ubadal karto, sido kale hadii aad joogtayso oo ka jawaabto surveys badan heli donta lacag badan
● Faaiido
Faaiidada app‐kan ayaad ubadan maxa yelayy shaqo la,aan ma jirto oo markaste ayaad ka helaysaa,
4● fivver app
Fivver waa suuq online ah oo ah freelancing adigoo ushaqaysanaya si xor oo anaad qofna ku xirnayn, sido kale app-kan waxad ku shaqaysaneysaa xirfadada sida graphic dseign,turjumaad iyo qorista maqalaada, iwm,
Sidee lacag loga sameeya?
Waxaad samaysa profile qurux badan oo aad kusoo bandhigayso CV-gaga, sido kale macamiisha kasoo dalbada adeega si dhaqso leh ugu qabo sido kale uqabo sida ugu ficaan ee aad uga qaban karto si aad uhesho rate wanaagsen
● faaiidada
Waxad samayn kartaa dakhli joogto ah hadii aad malinkaste aad ka shaqaysato sido kale aad ledahayy xirfad aad tayo sare uleh
Fivver waa app aad si fudud ugu isticmaali karto
5 ● toloka by yande
Yaloka waa shirkad laga leyahay ruushka taasi oo bixisa shaqoyin yar-yar oo ah sid hubinta website-yada iyo calaamadynta sawirada, iwm,
Sidee lacag loga sameeya?
App-kan sida lacag koga sameya aad ayay ufudud kaliya wax laga rabaa inaad so degasato app-ka kadib aad iska dinwaangeliso, lacagta wax lagu bixiya paypal, poyoner, iwm,
● Faaiidada
App-kan waxaad ka heli kartaa wadankaste oo aduunka sido kale shaqooyin Aad fudud ayay bixiyan oo ay dad badani ka shaqaysan karaan
Gunaanad
Hadii aad rabto ka shaqaysato internet-ka adigo isticmaalaya mobile kaga, taasi ayay usahlan tahay maxa yelayy waxaan jognaa duni casri oo ay technoĺgiyadu aad uhorumarsan tahay
hadii aad jeceshay inaad amazon ka shaqaysato ku dhufo link
0 Comments