youtube waa mid kamid meeelaha ugu waa wayn ee lacag loga sameeyo internet-ka youtube dad badan ayuu wax uu ka dhigayy dad maalqabeeen ah oo aduunka sumcad iyo maal ku leh, youtube waxad ka samayn kartaa lacag aad uu badan hadii aaad si sax aad uraacdo tallabooyinka lo maro youtube, inaad noqoto youtube wayn oo dad aad itiro badani ku xiran yihiin waxay kaga bahan tahayy fikir iyo dadadaal dheraad ah, waxan ku sheegi doonaa 5 tallaabo oo hadii aad qaado si sax ah aad lacag uga samayn karti lacag
1 dooro hal mawduuc oo aad ku wanaagsen tahay
si aad ugu guulaysato youtube waa inaad doorata 1 mawduuc kasii oo aad taqaano sida, jeceshahay ama xirfad aad uledahayy taasi waxay kaa caawinaysaa inuu youtube-kaga uu noqdo youtube guulaystayy oo tayo sare leh, sido kale marnaba haysku dayin inaad ka hadashao waxyaalo kal duwan, taasi youtube-kaga ayay hoos udhigaysa
mawduucyada ay dadku xiiseyaan wax kamid ah
cunto karinta
sheekoyinka dhacayy (qiso)
waxbarashada (casharada)
quruxda&daryeelka
barashada technolgiyada
samee maqaallo tayo leh adigo isticmalaya mobile-kaga
youtube waxaad bilaabi kartaa adigo haysan camera iyo iftin, maxa yelayy hadii anaad kuwaasi anaad haysan waxad samayn kartaa inaa isticmaasho mobile kaga iyo iftinka qoraxda mihiimada ugu wayn ee adiga laga raba waa in lagu arko si ficaan oo bilaa shucaac ah sido kale uu codkagu nadiif ahada oo si wanaagsen lagu maqlaa, sido kale hadii anad aqoon sida video editing gareyo waxad istimaali kartaa cupcat ama inshot kuwaasi oo ah goobo si fudud wax logu editing garayn karo
maxa lagara raba si aad horumar aad uga samaysid youtube
markaad intaas samayso waa inadan ku ekaan intaas ee barata sida muqaallada loo duubo loo editing gareeyo iwm, taasi waxay ku sahlaysaa inaad noqoto youtuber guulaystayyy
3 soo jiido dawayaasha
adigo samaynaya cinwaan qurux badan iyo thumbnail qurux badan maxa yelayy taasi wax ku sahlaysaa inaad soo jiidato dad badan oo dawadayaal ah markaste ku dadaal sidii aad thumbnail qurux badan aad u-samayn lahayd iyo cinwaan qurux badan, isku day markaste inaad xiiso geliso dawayaasha
4 sidee ku heli kartaa dawasho badan
si aad lacag aad uga samayso youtube waxad ubahan tahay inaad gaadho 1000 subscribe iyo 4000 daawasho ah, si aad taas aad gaadho waxad ubahan tahay inaad hesho daawasho, waa inaad video cusub aad so gelisaa malin kaste si uu youtube kaga unoqdo mid firfircoon oo active ah inaad joogtayso waa sirta guusha markaste aad video aad so gelisid waa markaste oo aad guusha usii dhawaatay
5 codso YouTube partner program
markaad buuxiso shurudaah waa inaad codsata YouTube partner si aad dakhli aad uga samayso YouTube, marka lagu so aqbalo waxad lacag ka samayn kartaa ads kuwaasi aad lacag ka samaynaysid bil kaste sido kale kaliya mahan ads ee waxad lacag ka samayn kartaa link-yada affiliate ka ah iyo sido kale spornership, si aad lacag badan aad uga samayso waa inaad duubta video tayo leh si uu uhelo daawash badan
gunaanad
waa inaadann ka cajisin video duubista oo aad markaste aad duubta si aad lacag badan aad uga samaysid youtube hadii aad rabto inad noloshada aad ka marayso youtube waa inaad malin kaste aad video aad so gelisa si aad daawasho badan aad uheho
hadii aad rabto inaad adigo mibile kagaa haysto aad lacag aad ka samayso internetka waa inaad hore usii gasha website-kayga cadaanteach.com
0 Comments