Wamaxay blogg?
Blog waa bog internet ah kaasi oo aad si joogto ah aad ugu so gudbin karto maqaallo kala duwan sida, fikrad,talooyin ama wararka ku sabsan mawduuc aad dooratayy, waa inaad doorata mawduuc wax tar leh oo ay bulshadu xiisayso si aad uhesho traffic badan, taasi oo ku sahlaysa inaad ka samayso dakhli aad ubadan, hadaba maqaallkan wax kugu diyaariyay sida ugu fudud ee aad ku bilaabi karto blogg.
●Maxa lo sameeya blog?
Blog kaliya loma samaysto inaad dakhli aad ka samayso laakiin waa goob aad wax badan ku qabsan karto
●Blog wuxu noqon karaa
■Inaad ka samayso dakhli sida ay dad badani ay sameeyaan
■Meel aad dadka kula wadagto aqoontada si aad dadka aad ugu faaiidaysid
■Sumcad dhisid hadii aad tahayy ganacsade ama xirfadle
Tallaabooyinka lo maro si aad u-bilaawdo blog
1● dooro mawduuc(niche)
Mawduuc waa kan ugu muhiimsan marka aad rabto inaad blogger aad noqoto, waa inaad doorata mawduuc aad sificaan aad utaqaano oo anad ku cajisayn ama ka dhamanayn,
● Tusalle
●Lacag samaynta online
● quruxda iyo daryeelka nafta
● safarka
● sugaanta soomaalida
● ganacsiga
●technologyga
Kuwani waa niches badan ayy dad xiiseyaan, hadii aad doorato mawduuc tayo leh waxad helaysa traffic badan kasii oo ku sahli kara inaad dakhli badan aad ka samayso internet-ka
2● samee blog(website)
Blog waxaad ku bilaabi kartaa labo goobaad oo kala ah wordpress.org kaasii o ah mid awood badan sido kale ah mid xawaare sare leh oo si fudud lo sameeyn karo, sido kale wuxu leyahay amaan laysku halayn karo
● blogger.com
Blogger.com wax iska leh shirkad google.com kaasi oo bilaash kaliya ah inaad iibsato doomin sida, com, online,org iwm
Sido kale hadii aad rabto inaad samayso blog wayn oo aad horumarsan waxaad ubahan tahay inaad sameeysato website wayn oo leh domin igo hosting.
3● qor maqaalo tayo leh
Qor maqaallo wax tar leh si aad akhtistayasha ay uxiiseyaan maqaladaada sido kale qor maqaallo run ah oo aad uga taxadir tay si akhristayasha ayy wax uga faaiidaan markaste oo akhristayashu kugu kalsoonadaan waa markaste oo helayso traffic aad ubadan, taasi waxayy ku sahlaysaa inaad samayso dakhli aad ubadan, waa inaad wax ka qortaa waxyaabaha ay ubahan yihiin akhristayashu sida
● Dhibataada ay qabaan
● talooyin laysku halayn karo
● qoraal fudud oo nadiif ah si ay ugu fududato akhristàyasha
4● samee traffic
Waa inaad traffic aad u-heshaa ayaa ayay ufududahy maxa yelayy qofkaste wuxu leyahay whatsapp,facebook,tiktok iwm, waa inaad share gareysaa post aad so dhigtayy si uu uyesho traffic badan, markaste oo uu traffic bato waa markaste oo uu dakhli kasoo galaya usii bato
● Waa inaad cinwaanka maqaallada aad ka dhigtaa mid so jiidasho leh si oo uu qofka akhrista ah usoo jiito,
● baro search engine optimazition si uu google ugu so muuqdo website-kagu
5● bilaaw inaad lacag aad ka hesho blogg
Habab lacag loga helo blogg way badan yihiin
1● inaad google adsense xayaysiis kugu furo kadib sas aad dakhli ugu samayso google adsense wakan ugu muhiimsan ee aad ku samayn karto dakhliga ugu badan
2● affiliate marketing
waa inaad xayaysiis aad usamayso shirkado kale adigoo ku daraya link alaabta aad xayaysiinaysayy
gunaanad
waa inaad si taxdir leh aad ubilowdaa blog han ku degdegin inaad markiba aad dakhli aad ka samayso maxa yelayy inaad markiba aad dakhli aad ka samaysaa waxay qadanaysaa 2-3 bil sido kale waaa inaad so gudbisaa maqaallo tayo leh si aad u-hesgo traffic
hadii aad rabto inaad barato sida internet-ka loga shaqaysto hore usii gal website-kayga cadaaniteach.com
0 Comments