LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Ma jirtaa fursad internet-ka loga shaqasan karo oo laysku halayn karo?

 Wax jira fursado badan oo internet-ka lacag loga shaqaysto taasi oo ayy cid waliba ay ka shaqaysan kato, fursadaha ka jira internet-ka sanadba sanadka kasii danbeysa way sii badanysa oo casri ayay gadhaysaa, wax jira fursado badann oo internet-ka loga shaqayasan karo kuwaasi oo laysku halayn karo, hadaba waxan kula wadaagi doona 5 shaqo kuwaasi oo laysku halayn karo.

1● freelancing 

Wamaxay freelancing? Freelancing waa inaad ushaqayasato si xor ah adigoo ushaqaynayn qof ama shirkad laakiin waxaad ushaqaysan kartaa si xor ah adigo oo aan cidna ku xirnayn, sida freelacing loga shaqystaa aad ayay ufududahay maxa yelayy uma bahnid inaad, wax jira shaqooyin aad ufudud kuwasi oo ku shaqayn karti, sida turjumaad,qorista maqaalad (content writing), nashqaynta (graphic design), iwm , kuwani waa shaqooyin aad ufudud kuwaasi oo aad ku shaqayn karti si malinle ah

●Gobaha shaqada

● Upwork

● fivver

● freelancing.com

● people per hour

Kuwani waa goobaha ugu ficaan ee laga heli karo freelancing aad tayo sareya

● Tallo

Waa inaad si wanaagsen aad udhista proffile-kaga maxa yelayy waxad ka helaysaa kalsooni badan, sido kal waa inaad ku dartaa shaqada aad qabati adigo CV qurux badan ka diyaarinaya.

2● affiliate marketing 

Suuq-gaynta digital-ka waa mid kamid shaqooyinka ugu faaiidada badan 2025, kaliya waa inaad xayaysiiso alaab anaad lahyd adigo uxayaysinaya qof ama shirkad kale, si aad shaqadan aad ubilowdo waxad ubahan tahayy inaad samaysato website blog si aad link ay ku siyaan shirkadu aad ugu darto blog aad qortayy sida "maqaalkan aad hada akhrinayso oo kale" goobaha aad shaqadan ka heli karto wax kamid ah amazon,impact, iyo bluehost iwm.

3●  YouTube 

Same youtube si aad usamayso dakhli aad ubadan, hadii aad samayso youtube aad kusoo gudbiso muqaalo tayo sare leh oo ay dadku xiiseyaan waxaad samayn kartaa dakhli aad ubadan adigo ka samaynaya dawashada muqaaladada aad so dhigtayy youtube, youtube waxaad kusoo gudbin kartaa wax aad xiisayso ama aad adigu xirfad gaar ah aad uledahay, taasi waxay ka caawinaysa inaadan ka cajisin muqaal duubista si aad dakhli aad ubadan aad uga samayso youtube.

4● blogg


Wamaxayy blogg?

 Blog waa inaad samaysato website, adigo ku samaynaya blogge&wordpress kaasi oo aad so gelinaysid maqaalo adga ku gaar ah sido kale tayo sare leh

● Sidee lacag loga sameya blogg?

Wax jirta 2 qaab oo aad lacag uga samayn karto blogg

● ¹aad waa inaad ku xidho google adsense si uu xayaysiis udul-saaro website si aad lacag uga samaysid

²aad waa inaad samayso inaad affiliate links aad ku xayaysiisid kadib halkaas aad dakhli ka heshid

5●  online courses/ebook

Inaad xirfada aad ku dhex ibisid internet-ka sida inaad qorto ebook kadib aad iibiso si uu dakhli kaga so gali, sido kale online ayaad wax ku dhigi kartaa adigo samaynaya inaad samaysato website kadib aad so galisid courses aad diyaarisayy, sidaas waxad ku samayn kartaa dakhli joogto ah kasi oo markaste kusoo labanaya.

Gunaanad

Hadii aad rabto inaad online aad lacag aad ka shaqayso sadex waxyaabod ka fagow si aaa dakhli aad ubadan aad uga samaysao

● samir 

Yeelo dulqaad badan si aad dhaqaale aad uga samayso internet-ka

● xirfad

Baro xirfad si aad shaqo aad uga heshid internet-ka 

● yeelo qorshe cad

Inaad yeelato qorshe cad waxay ku sahlaysaa inaad si dhaqso leh aad ugaadho yoolkaga

● dacaadnimo

Waa inaad noqoto qof dacaad ah.


Baro wax badan cadaaniteach.com



Post a Comment

0 Comments