LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Sidee lacag loga sameya tiktok

 Tiktok waa mid kamid ah baraha bulshada ee ugu wayn wuxuna fursad wayn uyahahy dadka raba inayy lacag ka shaqaystan online, titkok siyaabo badan ayaa lacag loga sameya  midba midka kale ayay kasii fududahay, sido kale waxa qarash ah kuma bixinaysid oo si bilaash ah ku bilaabaysaa, qofkase ma awoodo inuu lacag iska bixiyo si uu usamaysto ganacsi balse hada taas waa laga baxayy oo qofkaste isago aan wax malgelin ah samayn ayyuu lacag samayn karaa, hadab waxan kula wadagaya siyaabo kala duwan oo online lacag loga shaqaysto,

1● samee muuqaal xiiso leh 

Muuqaalada gagaaban ayaa so jiita dawadyaasha maxa yelayy dadku waxayy jecel yihin inaad muqaal gabaan oo xiiso leh aad samaysaa wakhti aad uyar ayay ka qadanaysa balse waa inaad markaste aad isku daydaa inaad samayao muqaalo dadku aay xiiseyaan markaste oo aad abuurto content tayo leh waa markaste oo uu tiktok sare isii kacayo oo aad helayso fallowers badan isku day inaad samayso  muqaalo ila qosol ah inaad iska duubto heeso markaas socda oo ah trading.


2● kordhi  tirada followers-ka 

Waa inaad  sameysaa sidii aad uheli lahayd followers badan inaad haysato followers badan waxkaste ayay ka caawinaysaa oo aad tiktok lacag uga samayn lahayd siyaaabo kala duwaan oo aad lacag ku heli karto ayyuu ka cawinayaa inaad haysato followers badan


● Sidee ku heli kartaa followers badan tiktok

Siyaabo kala duwan ayaad ku heli kartaa followers-ka tiktok


1● samayso jadwal

Ugu horayn waa inaad samaysata jadwal inaad, inaad jadwal ledahay waxay ka cawinaysaa inaad si kala danbeysa aad video ayaa usoo kala galin karto

2● samayso wakhti ku gaar ah

Waa inaad samaysata wakhti  aad wax duubti, sido kalena aad so galisid, muqaal markaad samayso waxad ubahan inaad so geliso wakhti dad badani online yihiin si muqaalka aad duubtay dad badan ugaadho

3● same wax markaas tiktok ka cusub

Waa inaad samaysaa muqaalada markaas titkok ka treding ah si aad uhesho dawadayaal badan

3● isticmaal affiliate link 

Siyaabah ugu caansen ee tiktok lacag loga sameya waa inaad isticmaasho affiliate link adigo ka faaiidaysanaya dawadyaasha, link affiliate aa alaabta ayaad ku daraysaa qaybta Bio-ga ee tiktok markaad intaas samayso qofkaste oo alaabtaas iibsada waxad ku ledahay commission shirkadii affiliate link kahyd 

4●  ka qayb qaado tiktok creator fund

Tiktok wuxuu bixiyah marnaamij la yiraahdo tiktok creator fund kaasi oo lacag siyaa dadka so gudbiyo content tayo leh hadii aad haysato followers badan  sido kale aad  haysato dawadayaal badan tiktok wuxu ku sinaya marnaamij-ka ah creator fund oo kaasi oo ah inaad lacag a samaysid, in kasto oo aanu marnamij-kani ka shaqaynin wadamo aad ubadan balse hadii qof family ah ama asxaab aad tihin ku joga waa cadi isaga ayaa ku samaynaya


5● smaee iskaashi iyo sponorship

markaad haysato followers badan waxad iskaashi la samaysan kartaa shirkado waa wayn adigo usamaynaya xayaysiis, inkasto anaad malin kaste lacag anaad ka helayn balse waxad lacag ka samayn kartaa hadii aad shirkado badan aad la samayso iskaashi

6●  samee alaab kuu gaar ah adiga

Hadii aad caan aad ka tahay bulshada dhexdeeda waxad samayn kartaa inaad samaysato funanado iyo kobab iyo maryaha kala duwan oo uu magaca aad ku caan tahaay ku yaalo ama sumad adiga ku gaar ah ay ku taalo dadka adiya sida qaaska ah ku tageera ayaa ka iibsanaya, sido kale taasi waxay ku noqon kartaa ganacsii oo aad jeceshahy fashion waxad furan kartaa collectoin aad dharka ku ibisid ama waxyaabo kale aad xiisayso adigo, hadii aad haysato followers badan oo aay. Dad badani ku yaqanaan waxad haysata fursad badan


7●  isticmaal tiktok live


Tiktok live waa kan ugu badan ee titkok lacag uga sameyo sido kale siyaabo badan ayaa live lacag loga sameya tageerayashada ayaa waxay kusoo diri karaan hadayado kala duwa kuwaasi oo ah coins aad lacag ubadalan karti, sido kale waxad la ciyaari kartaa game asxabatada ama qof kale adigo idinkoo kula ciyaaraya wax kala duwan sida, liverpool  & manchestar united,  kadib tageerayasha ayaa gifto idin so dirayaa, gifts waa ka ku kala badinaysan oo wax la xisabinaya coins-ka oo ku fadhiyo gift lagu so diraaya qofkii coins bata ayaa badiyay, sidaasi waxaad ku samayn kartaa lacag aad badan


Gunaanad 

Inaad online lacag aad ka samaysaa waxayy ubahan tahayy hal-abuur, karti,dadaal dherad ah, iyo inaad joogtayso shaygaas aad qabanyso sido kale si fudud ama si dhaqso leh  internet-ka lacag uga samayn maysid inaad sugto ilaa 3-6 si aad caan aad unoqoto ama shaygaas aad qabanyso aad ula qabsatid


Hadii aad rabto inaad. Hesho fursado badan oo intermet-ka lacag loga shaqaysto fadlan hore usii gal website-kayga cadaaniteach.com

Post a Comment

0 Comments