Waxan kula share garaynaya 5 qaab ee ugu fudud 2025 kuwaasi oo aad lacag ka samaynnkarto
1● freelancing
■ wamaxayy freelancing
Freelancing wax weyaan inaad ushaqaysato qaab xor ah adigoo aab ushaqaynayn qof kaliya ama shirkad kaliya sido kale xiligaad aad ubahan, wax jira shaqooyin badan kuwasi oo ah kuwa ugu caansan uguna dakhliga badan
● Maqaal qorista (writing skllis)
● nashqadaynta sawirada (graphic design)
● turjumaad
● social media manegment
● web design
Kuwaasi waa qaar kamid ah shaqooyinka ugu ficaan ee laga shaqaysto 2025 ilaa 2026 waa lagu shaqaysan kara max yelayy waxyaalo badana ayy dadku aad uxiiseyaan sido kale shaqooyin-kani waxay ka rabaan kaliya inaad ledahay xirfad
● Goobaha ugu caansan
● Fivver
● Upwork
●freelacing.com
Kuwani waa goobaha ugu caansan ee aad si xor ah uga shaqaysan karto adigo joga gurigaaga,
● Tallo
Waa inaad samaysata proffile aad u qurux badan oo ku qoran yihin CV ama tusalle ku sabsan shaqada aad qabatid oo kale, hadii aad taas aad samayso waxad heli kartaa kalsooni aad ubadan taasi oo dad aad ubadan kusoo jidaysa
2● youtube
Samee youtube maxa yelayy youtube waa mid kamid ah meelaha ugu badan ee internet-ka dhaqaale loga sameyo kaliya adigo samaynaya inaad so post garayso video, hadii aad rabto inaad noqoto youtuber gulaystayy waxaad samayn kartaa dhowr siyaabood, sida video tayo leh oo dadka so jiita oo xiiso gaar ah leh, jira video gaar ah oo dadku xiiseyaan kuwaasi oo ku heli karto dawasho aad ubadan
Video-yada dadku xiiseyaan
● madadaalada (funny video)
● dhimista cayilka (weight loss)
● waxbarashada sida english
● traning& dhiri galinta dhalinyarada
Kuwan oo iyo qaar kalo badan ayay dadku aad uxiseyan, sido kale hadii aad ledahay xirfad aad ku caajisayn so gudbinteda
Sidee lacagta lagu helaa
inaad youtube aad lacag aad ka hesha aad ayay ufududahay maxa yelayy kaliya waxad ubahan tahay inaad hesho 1000 subsicribes iyo 4000 sacdood oo dawasho ah, taasi aad ayay ufududahayy maxa yelayy meel aay dad badani ku xiran yihiin oo ayy aad udawadan sido kale-na ay wax ka bartaan si malinle ah
3● qorista blog
Inaad aad samaysato website kadibna aad kusoo qorto maqaalo aad ayay ufududahay maxa yelayy qofkast wax ayuu xiiseya kaliya wax aad xiisayso ayuunbad kuso qoraysaa, taasi waxay ku sinaysaa inaad so qorto maqaal tayo sare leh oo ah mid adiga ku gaar oo aad adigu ledahayy,
Maxad ubahan tahay si aad lacag uga samayso blogg?
●-Si aad lacag uga samayso blogg, marka hore waxaad ubahan tahay website qurux badan oo nashqad aad uqurux badan leh, sido kale waxaad ubahan tahayy inaad so gubiso maqaalo tayo sare leh kuwaasi oo ayy dadku aad ixiiseyaan, sido kale waa inaad adigu qortayy oo anu copy ahayn
● wa jira labo qaab oo aad lacag uga samayn karto online
1● google adsense
Inuu website kaga la dul saaro xayaysiin kaasi oo google adsense ku saraayo, si uu google adsense xayaysiin kugu dul saaro website kaga waxad ubahan tahay inaad buuxiso dhamaan sharuduaha laga rabo ee google adsense ka rabo, sida about us, contact us ,privacy policy, terms and condtions, iyo maqaalo tayo saro leh oo aan copy ahayn kuwani waa sharudaha ugu muhiisan ee laga rabo intanad codsan ka hor
2● affiliate program
Qaabka ²aad ee aad lacag uga samayn karto blog waa inaad links aad ku darto maqaal aad ku qorayso link-gaasi ah mid affilliate oo ay iska leyihiin shirkadaha bixìya adeeg affilite sida impact,amazon iyo bluehost
4● affiliate marketing
Suuq-gaynta digitalka ah ee dunida casriga ah so baxday affiliate marketing waa shaqooyinka online ah ee ugu faaiidada badan 2025,affiliate marketing waa inaad xayasiiso alaab ama adeegyo ay leyhiin shirkado ama dadkale kuwaasi oo xayaysiin usamaynasid markaste oo uu qof iibsado alaabta aad xayasiisayy commision ayaad ka helaysaa shikadii ama qofkii alaabta isla laha
Sidee affiliate marketing logu bira?
Inaad affiliate marketing aad ku birto kaliya waxaad ubahan tahay inad samaysato website iyo accoun-tiyo kale oo social media ah,kadib aad codsato shirkadaha bixiya affiliate marketing, sida amazon,impact iyo bluehost ama shirkadi aad adigu markaad xiisaynayso la shaqayteda
5● online teaching
Inaad . Qaab online ah aad wax udhigtaa ad ayay ufudahay maxa yelayyy qofkaste wuu heli karata mobile iyo internet, si aad online aad wax udhigto waxad ubahan tahay inaad website aad samaysato kadib aad so geliso casharada, sido kale waxad dhigi kartaa sida xisaabta, english, web design, ama xirfadii aad adigu markaas aad ledahayy ee adigu si fican aad utaqaano
● Gunaanad
Inaad internet-ka aad lacag ka shaqaysaa waa surogal laakiin waxay ka rabtaa inaad u dulqaadado mud yar si aad ufahanto sida online lacag loga shaqaysto
Hadii aad rabto inaad barato sida online lacag loga shaqaysto hore usii gal websitekena cadaaniteach.com
0 Comments