Hordhac
Qofkaste wuxu jecel yahay inuu shaqaysto isago qabanya shaqo fudud ama shaqo uu raaxo ku dareemi karo, qofkaste ma heli karo shahaado si uu shaqo u helo kadibna uu noloshisa mareyo, laakin wax jira furaado badan oo intermet-ku bixiyay kuwaasi oo aan kaga bahnayn inaad shahaado haysato ama anaad khibrad sas usii badan kaga bahnayn, hadaba waxan kula wadaagi donaa 5 webbsite kuwaasi oo aannwax shahaado ah kugu xirayn si bilaash ahna ugu biri karti , hadad diyaar utahay inaaad shaqo bilowdo hada waa inaad si degan u-akhrisata maqaalkan
1●Fivver
Wamaxay fivver
Fivver waa website ku ogalaanaya inaad ka shaqaysato adigo ushaqaysanaya qaab xor ah waxad ka shaqayn kartaa shaqooyin yar-yar oo aan kaga bahnayn inaad haysato khibrad aad ubadan kaliya wax laga raba waa inaad ledahay skills aad ku shaqaysato kaasi oo aad ku baran karto maalmo aad uyar hadii aad,
Wax jira ahaqooyin fivver dhexdisa lagaga shaqaysto oo aad uu fudud kuwaasi oo ah skills aad ku baran karto mudo aad uyar
Shaqooyinka ugu fudud
● qoraal & turjumid
● graphic design
● web design
● voice-over
Faaiidooyinka
Website wax yabah uu aad-ka ugu ficaan yahay wax kamid ah adiga ayaa go,aminaya qiimhaa lacagta, waxayna ka bilaabata 5 dollar
● sido kale uma bahnid inaad haysato khibrad badan kaliya waxad ubahan tahay inaad ledahay skills 2 & 3 skills
● Tallo
Waa inaad samaysaa proffile wanaagsen adiga oo kusoo bandhigaya shaqadada iyo aad qabato taasi waxay ka caawinnaysaa inaad hesho dad badan oo kugu kalsoonada
2● Upwork
Wamaxay upwork
Upwork waa goob shaqo oo aad uwayn taasi oo aad codsi udirsanyso (porposal) shaqooyin online ah website kani waa website-ka ugu wayn ee laga dhex shaqaysto markay noqoto online, wax jira shaqooyin badan oo laga
Shaqoyinka ugu ficaan wax kamid ah
● Freelancing writing (qorista bloggs-ka)
● Traslation
● customer service
● virual assitant jobs
Faaiidooyinka
Website-kani waxa uu bixiyaya fursad dahabi oo ah inaad heli karto shaqooyin badan, sido kale waxaad codsan kartaa shaqooyin kala duwan
● Muxuu kaga bahan yahay
Kaliya wax uu kaga bahan yahay waa inaad samaysato profile qurux badan oo dadka so jita, sido kale waa inaad samaysata CV,
3● Remo tasks
Wamaxay remotasks
Remotaska waa website ku sahlaya inaad qabtao shaqooyin fudud kuwaasi oo wakhti aad uyar ka galaya website wax khibrad ah kagama bahna sido kale bilaash ayaad ku geli kartaa,
Shaqooyinka ugu fudud
●Calamadaynta sawirda( image tagging)
● xog qorid (data entry)
● AI training taska
Faaiidooyinka
Website-kani wax ubixyay fursad dahabi oo ah in aan laga rabin wax khibrad ah kaliya wax lagu sinya waa trainig adiga ku gaar kaib markaad training dhamaysato
●Tallo
Waa inaad si taxadir leh aad uqadata training maxa yelayy hadii aad training sidii la rabayy aad uga so baxdo waa hunaal wad gulaysanysa shaqada, hadii aad qabato shaqo badan waxad heli kartaa dakhli aad badan kasii oo ah hadaf-kaga
4● click worker
Wamaxay clickworker
Click worker waa website ku ogalanaay inaad qabto shaqooin yar-yar sida
● qorista fallooyin (reviews
● buuxinta su,aalo (surveys)
● hubinta xogta (data vercation)
Kuwaasi waa shaqooyinka ugu badan ee la qabto marka la jogo clickworker inkasto ay jiraan qaar kalo badan laakiin kuwani wa kuwa ugu caansen ee la qabto
● faaiidooyinka
Website-kani wuxu ku ogalanaaya inaad shaqayato xiligaad jeceshyy oo lagama rabo xili cayiman oo aad shaqayato,
●Maxa laga rabaa?
Kaliya wax laga rabaa inaad haysato internet xawaare sare leh iyo email aad ku shaqaysid
● Tallo
Waa inaad si joogto ah ula socota account-kaga inaad accoun-kaga la socota waxay ka cawinaaysaa inaad aragto shaqooyinka cusub
5● sproutGigs
SproutIgs wa mid kamid ah website yada ugu tayada sareya ee laga shaqaysto 2025 dadku waxay ku jecel yihin shaqooyinka fudud ee ah
● Shaqooyinka la qabto
● Subsicribe youtube channel
● dawaashada videoyada youtube
● same account cusub app
●Faaiidooyinka
Si degdeg ah lacag lagu helaa wax lagugu siin kara 0.5 ilaa 5 dollar halki shaqo
Uma bahnid inaad haysato xirfad gaar ah
● tallo
Buxii shaqooyin tayo leh si,aad uhesho lacag badan
Gunaanad
Hadii aad rabto inaad online shaqo bilaabto hada oo aad rabto inaad malinnkaste aad online ka shaqaysato website-kayga cadaaniteach wax uu bixiyaa maqaalo badan badan oo ka hadla sida online loga shaqaysto fadlan hadii aad rabto inaad online ka shaqaysato hore usii gal cadaaniteach.com
0 Comments