LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

10 apps oo lacag laga samayn karo 2025

 Hordhac


 inaad online lacag aad ka shaqaysaa aad ayay fududahy marka loo ega xiliga aynu jogno oo ah duni caari ah oo technolgy ku shaqaysaa, waa fursad aad uwayn in adigoo gurigaga jogaa aad shaqaysato lacag adigo isticmalaya teleefonkaga gacanta iyo intenet-kaga qofkaste taasi wuu heli kara maxa yelayy 2025 qofkaste wuxu haystaa mobile iyo internet. hadaba waxan kula wadagi donaa 10 apps oo aad si fudud lacag kaga shaqaysan karto waliba adigo kaliya isticmalaya mobile kaga iyo inernet kaliyaati hadaba hadii aad diyaar tahay inaad lacag shaqaysato maqaalkan dhamayso waa hubaal wax badan ayaad ka faaiidin


1●swagbucks


Swagbucks waa application kaasi oo ah inaad k shaqayso surveys su,aalo kadib sas ayaad lacag ku helaysaa, maraarka qaar waxaad ciyaaraysaa game oo kadib ayaad lacag helaysaa

●Qabkee lacag bixinta

Sida lacag lo bixiya way fududahy oo lacag wax lagu bixiya waa paypal

●Faaiido

Si fudud ayaa ugu biri kartaa ugana shaqaysan kartaa  oo markaad kusoo birayso bilaash ayaad ugu so biraysaa 

● khasaaro

 Swugbucks wa khasaare ah malahan oo waa application aad usahlan 


2● honeygain


Honeygain wuxu ku ogalanaya inaad lacag ka shaqaysato internet-ka  aad isticmalayso appkani wuxu adeegsada bandwidth-ka si ammaan ah appkani aad ayuu ammaan uayahy oo kalaooni badan ayay ku qabaan dadka sido kale dad aad badana ayaa ku xiran oo si malinle ah lacag uga shaqaysta 

●Qaabka lacag bixinta

Lacagta wax lagu bixiya paypal

● faaiido 

Waa passive in come kaliya rakib weyaan

● Tallo

Appkani wax uraba inuu qofku haysto wi-fi xawaare sare leh 

3●remotasks

Remotasks waxay bixisaa shaqooyin aad ufudud sida image lebaling, data checking iyo trascription, appkan inanad galin ka hor waxad ubahan tahayy xoga xirfad ah si aad barato qaabka uu ushaqeyo

● lacag bixinta 

Paypal iyo waliba inaad asbuuc kaste aad lacagtada aad la bixi karto

● faaiido 

Malin kaste waad shaqaynaysaa si aad lacag badan ushaqaysato

● khasaaro

Inta anaad kusoo birin wax laga rabaa shaqooyinka la qabto inaad aqoon aad uledahay oo aad taqaank

4●yaloka

Samee lacag adigoo falanqaynaya maclumaad 

Yaloka waa app ku sahlaya inaad qabato shaqooyin fudud adigo hubinaya sawiro, qorallo iyo cod sido kale lagama rabo inaad taqaano xirfado badan

●Qaabka lacag bixinta 

Lacagta waxad kula bixi kartaa paypal

● faaiido 

Waxad ka shaqayn kartaa shaqooyin kala duwan oo marba tii kula fudud 

● fursad

Waxad ka shaqaysan kartaa meel kaate oo aduunka kamid ah

5●clickwoker

Clickwoker wax bixiya shaqooyin yaryar oo ah mircotasks oo aay kamid yihin qoraallo, cod duubid iyo suuq barris, sido kale appkani waa mid kamid ah appaba qabka aadka ufudud lacag loga shaqaysto

● Qaabka lacag bixintu 

     waa paypal

● Faaiido 

Faaiidoyinka ugaar-ka ah wax kamid ah inaad si fudud isku qortid sido kale wax kamid inaad ka helayao shaqooin aad ubadan malin kaste

● waxyabah laga rabo/tallo

Inaad luqada english aad taqaano waa muhiim marka la jogo appkan

6● survey junkie

App-kani wuxu ku ogalaanaya inaad d ka jawaabto su,aalo kadib laguna siyo lacag, sido kale malahan lacag xadidann oo lagu sinaayo marba waxay ku xiran tahayy su,aalaha aad k jawaabtay intay leeg yihiin

● qaabka lacag bixintu 

Waa paypal iyo gift cards

● faaiido

 si fudud oo deg deg ah ayaad  ku shaqaysan kartaa

● Tallo

Waa inaad si ficaan aad u-buxisaa profile taasi waxay ka caawinaysaa inaad hesho su,aalo badan

7● Taskbucks

Taskbucks waa app ku sahlaya  inaad lacag samaysid kaliya adigo ciyaaraya games ama buxbuxinaya games, sido kale waxad qaban karta hawlo yaryar oo kale si aad lacag badan aad uga shaqaysod

8● cashkarma

Cashkarma wax uu bixiyaa qaybo kala duwan oo shaqo ah sida videos, buuxinta surveys iyo hawlo kalo badan waxad qaban kartaa shaqooyin badan hadii aad rabto inad ka samaysid lacag cashkarma wuxuu biixiyaa points kuwaasi oo aad lacag ubadal karto

● Qaabka lacag bixinta

Lacagta waxad kula bixi kartaa paypal

● Faaiido 

waxa uleyahay qaab dhismeed wanaagsen oo uu qofkaste fahmi karo

● tallo

Waa inaad xiisaabtada aad ku xirtaa google si  shaqada lagugu bilaabo dhaqso

9● fivver+ canva

Inkasto oo anaay canva lacag anayy si toos ah ubixin laakiin waxad samayn kartaa inaad sawirad aad ku nashqadayao canva aad ku iibiso fivver iyo Upwork

Hadii aad joogtayso waxad heli kartaa lacag aad ubadan

●Tallo

Lakiin waa inaad joogtayso sidokale na waa inaad nashaqado aad tayo sareyo aad samaysaa 

10● tiktok

Tiktok waxaad lacag kaga samayn kartaa affiliatesa adigo samaynaya short video ah produd aad xayaysiinaysayy, madaba uu tiktok dad aad ubadani dawadaan adigo dadkaas badan ka faaiidaysanaya ayaad samayn kartaa inaad affiliate kaga faaiidaysato

● Hadii aad haysato fallowers badan waa fursad wayn ee hada ka faaiidayso

Tallo

Hadii aad rabtto inaaf ku gulaysato haak cajisen ee markaste waa inaad samaysaa si aad lacag badan aad uga shaqaysato.

● Gunaanad

2025 waxay umuuqta sanad ka duwan kuwii hore maxa yelayy sanadkani wuxu bixiyay fursado aad ubadan ko online lagaga shaqaysan karo, hadaba si aad uga shaqaysato fursadahaas waa inaad hada ku dhaqaaqada.


Hadad rabto inad wax badan ogaato

Hore usii gal website-kayga cadaaniteach.com


Post a Comment

0 Comments