LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

sidee lacag loga sameya freelancing- tallaabo tallaabo

 hordhac

 freelacing waa hab casr ah, dad badan ayaa halkaas ka hela dakhli aad ubadan oo ay  noloshoda ku mareyaan, hadii aad ledahaay xirfdad waxad ka shaqaysan kartaa freelacing, xirfada ugu muhiimsan ee freelacing lagaga shaqaysan karo wax kamid ah, nashaqadyn sawirada, turjumaada qorista maqaalada,iwm,

inaad aad qaab xor ah aad ushaqaysato waa fursad muhiim ah oo noloshada kusoo martayy qof kaste wuxuu raadiya inuu ushaeyo si xor ah oo anaay cidi mamulaayn 

hadii anaad aqoon ulahyd maqaalkani si ficaan u-aqriso waa hubaal adigo wax badan ka fahansan ayaad halkan ka bixi dontaa 

1 wamaxay freelacing 


freelacing waa shaqo madax banan adigo ushaqaynaya shirkado kala duwan iyo dad kala duwan qofkii ama shirkadii aad rabto ayaad la shaqaynaysaa oo si xor ah ayaad ushaqaysanaysaa adigoon ahayn shaqaale rasmi ah balse xiligaad rabto ayaa shaqaysaneysaa cida aad rabto ee aad xiisayneyso aad la shaqaysaneysa 


goobaha laaga heli karo freelacing

 ● Upwork

 ● fivver

 ● freelacing.com 

 ● people per hour  

kuwaasi waa kuwa ugu caansen ee laga shaqaysto freelacing, hadii aad rabto inaad noqoto freelacing guulaystay waa inaad badsata xirfada aas taqaano maxa yelayy markaste oo taqaano xirfado badan waa markaste oo aad  helayso shaqooyin badan

2 sidee lo bilaaba freelacing

tallaabad 1aad

 samee profile qurux badan oo dadka so jita oo si xifadaysan lo sameyay waa inaad ku dartaa sawiro , xirfadada(skills) iyo portfolio taasi waxay ka caawin kartaa inaad hesho dad badan oo kugu kalsonada markaste oo aad hesho kalsoonida macamisha iyo dadka aad la shaqaynaysidba waa markastee oo ku gulaysatayy shaqadada 

tallabada 2aad 

so bandhig adeegyadada  si cad oo so jidasho si aad dadka usoo jidado to waa inaad so bandhigta waxyaabo tayo sare leh oo ay dadku  xiiseyaan sida logooyinka (logos) oo kale 

Tallaabada 3aad

 Waa inaad dalbada shaqooyinka cusub ee hada lasoo dhigayy, hadii aad dalbato shaqo cusub wax aad heli kartaa inaad in lagu so aqbalo aad sidaas lu shaqo gasho, sido kale waa inadan dalban shaqo kaste ee aad dalbada shaqooyinka aad garanayso ee aad aqoonta aad uledahaay ama aad xirfadadeeda aad ledahayy, taasi waxay ka dhigan tahayy inaad shaqadada aad si hufan aad uqabsan karto maxa yelayy aqoon ayaad uledahyba oo waad kaso bixi kartaa

Tallabada 4aad 

Marka shaqada lagu so aqbalo waa inaad si hufan aad uqabsata shaqada maxa yelayy hadii aad ahqada si hufan oo oo heer sare ah aad uqabsato sidaasi wax ku heli kartaa shaqooyin kale taasi oo ka helayso qofkii ama shirkadii aad la shaqaysayy 

4 taas tallaabo hadii aad qaado waa hubaal kuma guul daraysan donti freelacing

3● noocyada shaqooyinka ugu fudud

● qorista maqaalada(blog)

● Nashqadaynta sawirada ( graphic design)

● Turjumaada (trasaltion)

● mamulida social media ( social media mangement) 

 Hadii ayy jirto shaqo kale oo aad adigu xirfad aad uledahayy wad ku shaqaysan kartaa

4● sidee lacagta lagu helaa 

Freelance platforms waxayy lacagta ku shubaan

● paypal 

● payoner

● xisaab bangi ah mararka qaar 

● iyo gift cards

Waa inaad iska hubisaa inaad si sax aad ugaliso mesha lacagta lagugu so diraayo hadii aa qalad wax dhici kara inaad halkaasi aad lacag ku lumisid


● gunaanad


Freelancing waa wado cad oo ku horseedi karta inaad si malinle ah aad lacag aad uga shaqaysato waliba si xor ah


Hadii aad rabto inaad lacag aad ka shaqayaato online website-kaygu waxaad ka heli kartaa wado kaste oo lo maro sida online lacag loga shaqaysato adigo guriga joga hadaba waa inaad boqataa cadaaniteach.com

Post a Comment

0 Comments