Si ugu fudud uguna dhibta yar ee online lacag loga samayn karo 2025
Hordhac
Inaad online lacag aad ka shaqayso waa macquul wana wax iska caadi ah marka lo oga casri aynu jogno inaad lacag badan ka shaqaysatid online, waxa jirta dhalinyaro badan oo aan shaqo haysan isla markaan aan noloshoda aan marayn karayn taas badalkeda aan garanayn sida online lacag loga shaqaysto, hadaba aad dhalinyaradas ku jirtid oo aad rabto inaad wax badan ka ogaato sida online loga shaqaysto isla markaasna hada diyaar uu ah sidii oo noloshisa ubadali laha oo horumar ugu samayn laha, waxan kula wadagaya 7 talaabo oo hadii aad samayso sida saxda ee logu talo galayy samaynaya waa hubaal dhaqaale waadka samayn waliba mid aad ubadan
1● freelancing
Wamaxay freelancing
Freelancing waa shaqo madax banan taasi oo oo uu shaqaysanaysa qaab xor ah taasi oo ah inaad xiligaad jeceshahy shaqaysan karto cida aad rabtana la shaqaysan karto, sido kale waxad ka shaqaysan kartaa xirfadada rabtid adigu ama aad doorbidayso ee aad si ficaan utaqano laakiin wax jira dhowr xirfadod kuwaasi oo aad loga shaqaysto freelancing sida
● graphic design
● web design
● turjumaan
● writting skills maqaal qorista
Iyo wixi lamid
Hadii aad ledahay xirfado kale oo kuwaasi ka faaiido badan waad ku shaqaysan kartaa adiga ayaa iqtiyaarka iska leh
Goobaha ugu caansen ee laga helo freelancing
● Upwork
● Fivver
● freelancing.com
Iyo wixii lamid ah
si talaabo talaabo ah uraac hadi aad rabto inaad noqoto frerlancing gulaystayy
2● youtube channel
Same youtube channel aad so geliso muqaalada ayy dadka xiiseyaan sida barashada english-ta oo kale iyo wixi lamid ah sido kale waxaad so gelin kartaa waxyabaha ah tutorials ama wixi aad adigu marka aad xiisayso
■ Muqaalada dadku ugu jecelyihiin
● Cafimaadka
● Waxbarashada
● misaan dhimista cayilka (fitness)
● kubada cagta
● madadaalada
Iyo wix lamid ah
Si aad unoqoto youtube million qof ku xiran yihiin waa inaad ku dadaasha sidii aad usoo gelin lahyd wax aay dadku xiseyaan sido kale na leh high quility taasi waxay ka caawinaysaa inaad lacag badan ka shaqayso youtube
Sidee lacagta lagu helaa?
Hadii aad buxiso shuraha youtube ee ah inaad haysato 1000 subsicribe iyo 4000 sacadood oo dawasho ah waxad codsan karta xayaysiiska google adsense kaasi oo kan lacagta ugu badan bixiyah
Lacag intee leeg ayaa laga helaa youtube?
Ma jirto lacag cayiman oo laga helo youtube balse waxay ku xiran tahayy dadaalkaga oo hadii aad joogtayso muqaalada aad so gelinayson youtube channel-kaga waxad ka heli karta lacag aad ubadan
3● blogg
Inaad samaysato website kadibna aad kusoo qorto maqaalo kusoo qorto waa fursad kale oo internet bixiyay sanadadii ugu danbeyay taasi oo siyaabo kala duwan lagaga shaqaystayy
Goobaha ugu ficaan ee laga bilaabi karo
●Blogger
Waa goob lagu sameyo website yada taasi oo ay iska ledahayy shirkada google kasii oo wax ka yar 10 dollar galinaysid ugu horaynta kadibn aad kusoo qorayso maqaalo kadib markaad ilaa 30 maqaal so galiso waxad codsi udirsanaysaa google adsese
● wordpress
Wordpress waa kan ugu wanaagsen ee lagu so qori karo blog madama uu leyahay playin aad utayo sareya oo ku sahlaya inaad si fudud blog qurux badan kusoo galisid website kaga
4● online teaching
Inaad si online ah aad wax ku dhigto waa mid aad uu faaiido badan maxa yelayy wax aad halmar aad samaysayy ayaa kusoo noqnoqnaya oo faaiido ah
●Sidee online wax aad uga dhigi kartaa?
Waa inaad doorata wax ayy dadku xiiseyaan sida luqaadaha, xisaabta iyo nashqadaynta sawirada graphic design
Hadii anaad lahyd website ama youtube bage iyo wixi lamid ah waxad wax ku dhigi kartaa gobahan
● teachable
● preply
● combly
Kuwaasi waa gobaha ugu caansan ee aad si online ah aad wax uga dhigi karto
Qaabka ugu ficaan wa wax lo dhigi karo ?
Hadii aad rabto inaad inernetka dhexdisa aad ka noqoto macalin wayn oo arday badani ku xiran yihin wax aad uwanagsen inaad samaysato website aad ku bixiso online courses kaas oo qab dhismeed ficaan leh si aad uhanato ardayda kalsoonidoda sid kale waa inaad samaysata youtube channel maxa yelayy waa muhim si aad ardayda ad ula wadaagto course bilaash ah.
5● dropshipping/e-commerce
Waa inaad dukaan ka furata internet-ka dhexdisa adigo ka furanaya
● shopify
● Etsy
● woo commerce
Kuna ibiso alaab anaad adiga kayd ku ahayn adigo alaab kasoo qadanaya shirkada kala ah shine iyo Aliexpres
Inaad meelo kala duwaan dakhli kaaoo galo waxay ku sahlaysaa inaad lacag badan aad hesho bil kaste
6● trading/ crypto currency
Ka ganacso suuqyada forex iyo crypto hadii aad ledahay xirfad aad kaga shaqaysan karto suuqyadasi
Adigo maalgelin ku samaynaya crypto sida Bitcoin,XRB, dogecoin iyo kuwa lamid ah
Sidee loga biri karaa suuqa crypto currency
Waa inaad isku day inaad si ficaan aad uu eegto suqa xaga uu usocda kadina aad ku birtaa adigo talaabo talaabo ugu biraaya suqa
● Affiliate marketing
waa inaad bilowdaa affiliate marketing adigo samaynaya inaad xayaysiis product dadka kale
Sidee ayaa uxayaysinaysaa?
Waa inaad iska diwaangelisa shirkadaha bixiya affiliate marketing sida Impact, amazon iyo kuwa lamid
Gunaanad
Shaqo kaste waxay ledahayy dadaal iyo inaad si xirfadysan aad uga shaqaysatid hadii aad rabto inaad wax badan ka ogaato sida online loga shaqaysto waa inaad hore usii gasha website
0 Comments