LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

sidee affiliate marketing loga shaqasta adigo gurigaga joga

Sidee lacag loga sameya  affiliate marketing

mid kamid ah habab-ka ugu faaiidada badan 2025 ee lacag laga sameyo
inaad online lacag ka shaqaysaa waa fursad aad uwayn oo dunida kusoo birtay 20 sano ee ugu danbeyay taasi oo mar marka kasii dabeysa sii casri gar0wysaa, affiliate marketing waa kan ugu faaiidadda badan 2025 

■Wamaxy affiliate marketing


Affiliate marketing waa hab lacag laga sameyo adigo xayaysiinaya adeeg ama badeecoyin shirkaad kale, kaasi aad helayso markaad hesho affiliate link ay shirkaduhu ku siyeen hadii oo uu. Qof iibsado ama uu is diwaangelin sameyo waxad ka helaysaa,commission kaasi oo ay shirkadu ku sinayso.

●Tusaalle


wax lagu dhiibayy link ah book kasii oo ah 20
Link lagu siyay ayaad meelo badan dhigtayy si uu dad badan ugaadho kadib qof ayaa iibsadayy oo sistayy 20 dollar, kadib waxaad heshayy 6 dollar kaas oo commission ahan u heshayy 


Sidee affiliate marketing lo bilaaba?


1 dooto niche ka adiga ku gaar ah


Waa inaad doorata mowduuc aad wax badan ka taqaano ama aad si ficaan ugaranyso, taasi waxay ka caawinatsaa inaadan ka cajisin oo aad markaste shaqada wado,sido kale aay dadku xiiseyaan

●Tusaalle



■ Lacag samaynta online

■ Waxbarashada

■ technolgy

■ cafimaadka


2●Iska diwaangeli shirkadaha bixiyah affiliate marketing

Adiga oo ku biraya shirkadaha lacagta ficaan ku bixiyah affiliate marketing, aad adigu si ficaan aad utaqaano oo aad warbixin ficaan aad ka hayso, intanad  shirkad codsan horta iska inaad samayso research badan oo hel shirkad adiga si ficaam ku anfacaysaa


■ Tusaalle 


Waxad ku biirta  

■ Amazon associates

■ Click bank

■Digistore 24


Kadib markay kusoo aqbaak shirkadahasi waxay ku sinayan link kaasi oo ah badeecadii aad xayaysiin lahyd


Samee meel aad ku xayaysiso link

Waxad ubahan tahay inaa hesho bulsho badan si aad lacag usamayso


● blog


Waa inaad qortaa blog kadibna aad ku dhex dartaa link affiliate marketing ah, taasi waxay ka caawinaysaa inaad hesho dad badan, sido kale blog aad qoraysaa ha ahaado mid tayo aad ufiican leh, si aad hesho dad badan inaad dad badan hesho waxay ka caawinaysaa inaad gaadho hadafkaga oo laga iibsado alaabtii aad xayaysinaysid

●Youtube


Waa inaad samaysata youtube kadibna aad video so dhigta adigo kusoo dhex daraya link  aay kusiyeen shirkadii aad iska diwaangeliso, sido kale video ha noqdo mid dad aad uxiiseyan si aay dadka uracaan link affiliate 

● facebook bage


Waa inaad samaysata facebook bage si aad usoo qorto blog ama aad video usoo dhigto facebook bage  si aad uhesho dad badan, sida waa inaad so galisa courso online ka h luuqadaha aay dadku xiseyan sida english kadibna aad link dhex galiso

4● qor content tayo leh 


Waa inadan bilaabin xayaysiin toos ah micnaha markaad qorto blog waa inuu ka hadlaay niche tayo ficaan leh sida courso oo kale kadib aad ku dhex dataa link, sido kale waa inaad qortaa content tayo leh dadk xiiseyaan si aad uhesho akhristiyaal badan, markaste  oo aad hesho akhristayaaal badan wa markaste oo aad hesho lacag badan

5● kusoo jiid dadka social media and seo

 
Waa Inaad isticmaasha  kewwords muhiim ah kaasi oo ku sahlaya inaad kasoo muqaato google kaasi oo wax badan ka caawin kartaa, markaste isku day inaad kaasoo muqato google, isku day inaad share garayso link aad udirto asaxabtada sida inaad udirto groupyada, instagaram-ka iyo tiktok 


5●Sidee aad ku heli kartaa dad badan


Waa inaad samaysaa blog ama video dhab ah oo xaqiiqo ah si aay dadku ku aminana taasi waxay ka caawinaysa in link aad udirto lagu dhirado lagu dhufto ama ay ka iibsadaanba markaste isku day inaad ka hadasho ama aad so qorto wax xaqiiq ah si aad ukasbato dadbadan oo kugu kalsoon, in lagugu kalsonaada waxay kusii naysaa inaad hesho dakhli aad ubadan



6 ●maxad ubahan tahay iyo faaiido intee leeg ka helaysaa


● maalgelin ma ubahan tahayy?


 Jawaabtu waa may wax maalgelin ah uma baahnid si bilaash ah ayaad ku bilaabi kartaa 


●Lacag intee leeg ayaad ka heli karta


   Lacagta aad ka helaysaa xadi malahan hadii aad si xeel dheer aad ushaqaysato oo hadii aad dad badan ku xiran yihin social media waxad ka shaqaysan kartaa ilaa 1000-10,000 dollar bishii


●Xiliga shaqada



Wakhti shaqada adigaayaa go,aansanaya oo adiga ayaa iska leh ikhtiyaarka xiligaad donta ayaa shaqaysan kartaa oo waa shaqo madax banaan, oo xilgaad donto ayaad bilaaban kartaa, badana shaqaani waxayy aad ugu ficaantahay dadka shaqeya ee sida cadiga  ushaqeya iyo dadka waxbarta sida high school-ka iyo jamaacadaha max yelayy waa shaqo aad halmar qabanaysid sida inaad halmar video duubto  halkii asbuuc ama inaad blog qorto abuuciba 3 mar


Gunaanad


Affiliate marketing wax weyaan fursad dahabi oo dunida so martayy taasi oo ah shaqo aad ufudud oo qof walba ka shaqaysan karo sido kale ah mid dakhli aad ficaan leh adii ad si sax aad uraacdo wadooyinka lo mara ee aan si sheegnayy affiliate marketing


Hadii aad rabto inaad wax badan ka ogaato sida online loga shaqaysto website hore usii gal oo wax badan ka faaiid https://www.cadaaniteach.com/


Post a Comment

0 Comments