LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

5 xirfood oo aad lacag ka samayn karto adigo gurigaaga jogaa

 macquul ma tahay adigo guriga joga inaad lacag ka samaysid online-ta 

hah waa macquul aad ayaya ufududahay in lacag laga sameyo online,  maxa yelay waxanu jognaa duni casri oo technolgy aad uhorumarsan tahayyy  taasi oo fudaydisayy waxyaabo badan taasi oo dadka caqabad wayn ku ahan jirtayy, 2025 inaad online lacag ka samaysid adigicmalaya laptop-kaga /mobile-kaga kuwaasi aad kugu fudaydinaya inaad lacag ka samaysid onlie-ta waliba qaab aad ufudud, waxaan kula wadaagi  donaa 5 xirfadood oo aad tayo sareya kuwaasi oo hadii aad barato ku faaiidi doonti

Si aad online aad lacag uga shaqayso wax laagaga bahan yahay 5 shuruudood oo hadii aad kasoo baxdo waa hubaal online lacag wad-ka samayn.

1● mobile 

Waa inaad haystada mobile si aad markaste aad online uhaatid


2● laptop 

Waa inaad haystada laptop maxa yelayy wax aanu mobile ku qaban karin ayuu ku qabanaya laptop-ku


3● internet

Internet inaad haystaa waa lagama marmaan waliba mid xawaare sare leg si aay howshu kugu fududaato, wana lagama marmaan.


4● skills 

Waa inaad ledahay xirfad aad adigu si ficaan utaqaanid taasi oo aad online lacag kaga samayn karti inaad skills ledahaayy waa muhiim wana lagama marmaan


5● wakhti 

Waa inaad samaysato wakhti adiga ku gaar ah oo aad qabato shaqooyinkan online ka ah, waa inaa samaysata wakhti ku haboon shaqadaas



Hadii aad 5 taasi qodob kasoo baxdayy

Waxan kula share garaynaa 5 xirfadood oo aad online lacag kaga samayan karti 2025


1● freelancing

Wamaxay freelancing 

Waa shaqooyin madax banan kuwaasii oo aad si xor ah ushaqaysanayso, sido kale hadii aad ledahayy xirfad aad usaraysaa waxaad ka shaqaysan kartaa dakhli aad uu badan

Shaqooyinka ugu fican

■ web design samaynta website yada

■ graphic design nashqadaynta sawirada

■ turjumaan

■ qorista maqaalada (writting skill)

Kuwaasi waa kuwa ugu caansan ee laga shaqaysto marka la jogo frerlancing

Gobaha  ugu caansan ee laga helo freelancing

■ Upwork

■ fivver

■ freelancing.com

Iyo kuwa kaloo badan


2●Online teching


Inaad si online ah aad wax udhigto

Hadii aad taqaano luqaad ama aad wax kale aqoon ficaan uledahayay sida english-ta oo kale, si online ah ayad wax idhigi kartaa adigoo isticmalaya gobaha sida online wax loga dhiga 

● melaha aad ka bilaabi karto

■ preply

■ cambly

■ zoom ama google meeting adigo so badhigaya xirfadada

website courses

Inaad samaysato website bixiyah  courses kaas oo aad hal mar intad muqaal usamaysid so galinaysid kadib dad aya ka iibsadaan course kaas,  

■ youtube 

Inaad samaysato youtube si aad dadka ubartid xirfado kala duwan sida english' web design, iyo kuwa lamid, 

Sido kale xirfadan waa mid lacagta aad ka samaynaysa kusoo noqnoqonaysaa markaste oo  uu qof ka iibsado way kusoo labaneysaa lacagtii



3 blogging

Blogging waa mid kamid ah xirfdaha ugu fican ee la barto 2035 kuwaasi oo ah xirfada inaad qorto maqaal ka hadlaya wax ay dadku xiiseyaan kaasi oo aad ka samayn karto dakhli aad ubadan

Melaha aad ka bilaabi karto 

Labada gobood ee ugu wanaagsen 2025 waa wordpress iyo blogger kuwaasi oo ah kuwa ugu fudud ee blog lagus o qori karo 2025.sido dakhli kasoo galaya waa mid aad usaraya hadii aad adeegsato wadada saxda ah ee loo maro, kaliya wax ka xigaa waa inad samaysato website ah blogger ama wordpress taasi oo aad ku malgelin karto wax ka yar 50 dollar oo kaliya waxad iska bixinaysaa waa domin and hosting taasi oo ka qadanaysa wax ka yar 50 dollar sido kale wax laga rabaa inaad so qorto maqaalo tayo sare leh oo nuxurkodu aad usaraysi aad unoqoto mid dad badani ku xiran  yihin taasi oo website kaga usahlaysaa inuu helo  traffic badan taasina waxay kusii sahalaysa inuu website kaga bishii so xareeyo dakhli aad ubadan


Sadex qaab ayaa ugu fudud oo blog lacag loga sameya


■  google adsense oo xaayasiis ku dul sara website kaga

■  affiliate marketing 

■ ebooks/ online courses

Tusaalle sida bogan aad hada aqrinayso ee cadaaniteach.com

Sadex daas qaab waa qabab ugu fudud ee 2025 lacag loga sameyo blog


4● affiliate marketing

Affiliate marketing waa inaad xayaysiis alaab dadkale leyihn ama shirkado kale kuwaasi aad codsi udirsanayso si aad alaabtod uxaayaysiisid kadib markay kusoo aqbaal waxay kusinaya link ah product xayaysiinaysid taasi oo ku baahinaysid social media aad ledahay odhan markaste oo uu qof iibsado commision  ayaad ku ledahay


Tusaalle

Waxad codsi udirsanaysaa shirkadaah bixiyah affiliate marketing 

Sida 

● Amazon affiliate

● Click bank

● Jumia affliate


Kuwaasi waa qaar kamid ah shirkadaha waa wayn ee bixiyah affiliate programka

 Uma bahnid inaa alaabta haysato laakiin wax laga rabaa inaad haysato link alaabta aad xayasinaysid


5 youtube/facebook


Waa inaad barata xirfada muqaal samaynta taasi waxay ka caawinaysaa inaad si fudud ku samayso dakhli aad  ubadan 

Youtube ama facebook waxad kusoo gudbin kartaa 

● madadaalo

● waxbarasho

● fikrado horumarineed

●  ama wax aad adigu aad ugu ficaan tahay oo anaad ku  cajisayn

  Sido kale markaad hesho dawadayaal badan waxad lacag    ka samayn kartaa 

●Xayaysiska google adsense

●Shirkado aad adigu wax uxayaysinayso

● suuqgaynta digital-ka ah (affiliate marketing)

Kuwaasi waa qabka ugu fudud ee lacag loga sameyo youtube iyo facebook

■  gunaanad

Inaad lacag sameyso adigo gurigaga joga waa wax aad ufudud 2025 

Hadii aad 5 xirfadood mid kamid aad hada ku dhaqaaqdo waa hubaal lacag wad-ka samayn dontaa laakiin waa inaad si sax mid kaste aad usamaysaa

By cadaaniteach.com

Post a Comment

0 Comments