LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

8 talaabo samee si aad lacag uga samayaso online

 Hordhac


Samee 8 talaabo si aad dhaqaale aad uga samayso online

● hadaba maxa lagaga bahan yahay si aad online dhaqaale aad uga samayso waliba mid noloshada aad  ku marayn karti adigoo joga gurigaga


1● mobile

 waxad ubahan tahay mobile markaste diyaar ah oo aad heli karti, mobile waa kan ugu muhimsan markad rabto inaad online dhaqaale ka samaysid


2● internet 

Markaad rabto inaad online lacag ka samaysid waa inaad haysata internet kugu filan oo aan culays ahyn si aad markaste aad online u ahaato hadii aad isku haysato mobile iyo online waa fursad wayn oo noloshada kusoo martayy


3● laptop

Inaad laptop haystada waa muhim inkasto oo anu qof kaste heli karin lkn waa ku muhim marka la eego lacag samaynta online_ta maxa yelayy wax uu ku sahli kara inaad si fudud aad  website usamaysid taasi oo ka caawin karta wax badan oo noloshada ah


4● wakhti


Waa inaad samaysata wakhti adiga ku gaar ah si aad fursad aad uga  heshid inaad isku daydid inaad dhaqaale ka samayn karti online


■  hadaba  hadii aad 4 shuruud kasoo baxdayy waxan kula wadagaya 8 talaabo oo hadii aad si sax ah uqaadid dhaqaale noloshada wax ka badali kara ka samayn dontii


1● ebook and online courses

Wamaxay ebook iyo online courses

Waa inaad qorto book digitaal kaas oo si online ah lo kala ibsanayo sido kale waa lamid online courses waa inaad samaysato website ama goob kale sida youtube kadibna aad halkaas kusoo badhigto aqoontada 

●Tusaalle 

waxad samaysatayy website kasii aad kusoo gudbiso courses wax tar leh kuwaasi oo aad faaiido badani kasoo galayso


Sido kale mahan wax wakhti markaste ka galayo maxa yelayy hal mar oo kaliya ayaad samaynaysa lkn dhaqaalaha aad ka samaynaysa mahan mid dhamaanaya waa mid markaste kugu so noqnoqonaya markaste oo la iisado ebooks kaga iyo courses-kagaba dhaqaale ayaad ka samaynaysaa.

2● affiliate marketing

Suqa digital ah waa mid kamid ah fursada ugu waa wayn ee online lacag lagaga samayn karo 5 years- so socda 

Si guud wamaxayy affiliate marketing

Affiliate marketing wax weyaan iaad si online ah aad uxayaysis badecooyin kuwaasi oo ay leyihin shirkaad kale 

Sidee ayaad shirkaad kale xayaysis uga samayneysa ?

Dad badani su,aashan ayay is waydiyaan lkn sida aad shirkaad kale xayaysis ugu samaynaysaa way fududahy kaliya waxad ubahan tahayy waa inad iska diwaangeliso shirkaadka bixiya affiliate progarm sida amazon, bluehost, iyo qaar kalo badan markaad iska diwaangeliso waxay kusinayan link kasii oo ah product aad xayaysiin lahyd link markay ku siyam waxad so dhigaysa social media sida facebook, youtube,tiktok, goob kaste oo aad bulsho badan ku ledahay wad so dhigaysaa kadib markaste oo hesho gujis waxad halkaas ku ledahay commission  taasi oo ay kusiinayso shirkadii iska lahayd product 

3 freelancing

freelancing waa inaad ushaqaysato qaab xor iyado cidina kula xisaabtamayn

shaqooyinka qaban karto wax kaid nashaqadaynta  sawirada sido kale web design samaynta  website  taasi oo ah xirfada ugu wanaagsen 2025 goobaha aad si xor ah uga shaqaysan karto wax kamid ah 

Upwork

Fivver

freelacing.com

people per hour

iyo qaar kaloo badan dhaqaalaha kusoo galaay waa mid aad ubadan hadii aad joogtayso shaqadan 

shaqadani waxay kaga bahan tahay inaad wax uun xirfad aad uledahay si aad uga dhex shaqaysatid goobahan sido kale waxad ubahan tahay inaad haysato laptop inkasto anaay waajib kugu ahayn balse isaga ayaaa ku fican, sido kale waxad ubahan tahayy inaad haysato internet aad markaste heli karti


4 YouTube channel

inaad samayso muqaalo qiimo leh oo ay dadku dawaan kara 

sida inaad so gudbiso muqaalo ku sabsan waxbarshada sida luqaadaha english-ta iyo kuwa lamid ah 

sido kale waxad kusoo gudbin kartaa wixii adigu aad xisaynayso aad is ledahay dadku way dawaan karaan ama wax aad adigu  xirfad aad uledahay

sido kale waxaad kusoo gudbin kartaa tutorials hadii aad taqaano sida lo sameyo website ama graphic design waad kuso gudbin kartaa website kaga 

sidee lacagta ku heleysaa 

qaabka aad lacag ka heleysaa way fududahay 

kaliya waxad ubahan taahay inaad kasoo baxdo 2 shurdood oo kala ah 

inaad haysato 1000 subscribe, iyo inaaad haysato 4000 sacadood oo dawasho ah  

intaas markad kaso baxdo waxad codsi udr sanaysaa google adsense sida channel-kaga lo dul saaro xayaysis 


5 drop shipping e-commerce 

waxad si online ah ku  iibin kartaa alaab adigoon lahayd wax kayd ah ama dukaan 

alaabtan aad ibinayso waxad kasoo qadanaysaa shirkad kale sida ALiexpress

markaas so qadato alaabta waxad ku dhex ibinaysaa dukaan aad ka furatayy online ta shopify, woo commerce iyo kuwa lamid 

6. ka faaiidaysiga AI tools 

sidee loga faaiidaystaa AI tools adigo u badalaya inaad lacag ka samaysid

AI tools waxad ka baran kartaa skills kala duwan sida lo sameyo website yada sido kale waxad ka baran kartaa graphic design mararka qaar waxad ka heleysaa fikrado ganacsi kuwaasi oo aad ka heleyso dhaqaale

isku day inaad wax badan ka baadho AI tools wax badan ayuu ka cawinaya hadii ay noqoto inaad shaqo online aad ka shaqayso iyo hadii aay noqoto inaad barato xirfado kalo cusub 

7. baro xirfad cusub

inaad barato xirfado cusub waxay ku sahlay inaad dhaqaale ka samayn karto online 

xirfadaha ugu ficaan ee la baran karaa waa

1 graphic design 

2 web design

3 freelancing writing

4 digital marketing


hadii aad barato xirfadahas waa hubaal online dhaqaale wad-ka samayn ilaa 5000

8 waa inaad ka fogata been abuurka(scams)

hadii aad rabto inaad gaadho hadaf kaga waa inaad iskaga fogaata been abuurka maxa yelayaa xirfadada iyo dhaqalahaga ayay hoos udhigaysaa 

hadaba iska ilaali been abuurka cidna haku dhicin adna yaan lagugu dhicin

gunaanad


hadii aad ka heshayy maqaalkan fadlan hore usii gal website si aad wax badan usoo faaiido 




by cadaaniteach.com


Post a Comment

0 Comments