LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

10 siyaabod oo aad online lacag kaga samaym karto 2025

macquul ma tahay in online dhaqaale laga sameyo?


Hordhac 

wamaxayy lacag kasbashada online

Inaad si online ah aad ushaqaysato oo aad noloshada marayso aad ayay ufududahay  2025 maxa yelayy sanadkan 2025 fursado badan oo online-ta lacag lo shaqaysto ayaa jira hadaba Waxan kula share garayn dona 10 siyaabod oo aad online kaga shaqaysan kartid waliba adigo joga gurigaga ama gobtada shaqo si fudud ku shaqaysan karti lkn wa hadii aad ledahay xirfad (skills) kaas oo ku sahli kara inaad online lacag ka shaqaysatid , hadaba waxan ku hayaa 10 kamid ah 10 qaab ee ugu wanagsen online-ta kaga shaqaysan karti hadaba hadii aad rabto inaad wax badan ka faido maqaalkan fadlan dhamayso maqaalkan adigo wax badan og ayaad halkan ka bixi donta>


1●Affiliate marketing

●Waa hab ka mid hababka ugu caansan ee online ta lacag loga shaqaysto si malinle

Hadii aad ledahay website waxadxayaysim karta alaboyinka shirkadka waa wayn ebe bixiya affiliate progaram-ka sidaAmazon oo kale,   kaliya waxad ubahan tahay inaad iska diwan galiso shirkaadka bixiya affiliate program-ka sida Amazon,https://affiliate-program.amazon.com/ Bluehost , https://www.bluehost.com/click bank https://www.clickbank.com/iyo qaar kalo badan, kadib markad iska diwaan galisid ee lagu so aqbalo waxay ku sinayan short link kuwasi oo aad so dhihi karto website-kaga ama youtube  channel-kaga hadii aad ledahayy kadib link aad dhigto gobkaste oo aad bulsho badan ku ledahay si aad uheshid gujis badan maxa yelayyy shirkadaha bixiya affiliate progaram dadka waxay lacag ku siyan badana per click iyo in uu qofku ibsado badeecadii aad xayayasiska usamaysayy taai oo ku heli karto commision badan 


2●blogger

Habka  labaad ee ugu faidada badan 2025 hadii aad ledahy blog aad kusoo gudbiso maqalada waxad ka heli kartaa dhaqaale aad uwanagsen kaas ay ku sinayso shirkada wayn ee google adsense, hadii anad hore ulahydh ama anad aqoon waxad ku baran karta si online ah adiga baranaya website yada bixiya free online courses sida Allison,https://alison.com/ gelle bashir https://gellebashir.com/ iyo qar kalo badan hadaba waxas si fudud lacag uga samayn kartaa blog adigo kusoo qoraya maqaalo tayo leh oo nadiif ah si dadku u aqristan website kaga sid aad uheshid dhaqaale aad u wanagsen, 


3●freelance writing

Hadii aad tahay qoraa leh xirfad sare leh waxad ushaqaysan kartaa qaab freelancer ah adigo qorayo maqaalad bloggger ah iyo ebooks adigo gurigaga ama waxbarashada iska wata sida aad  ku helayso kaliya waa inaad   iska diwaan galidi websites freelancer bixiya sida Upwor, fivver iyo freelancer, wax malgashi ah lagagama bahna oo bilaash ayaad ugu biraysa websites bixiya adegan, freelancer writing waa mid kamid ah qababka ugu wanagsen ee online ta lacag loga shaqeyo adigon wax lacag ah ku malgalinayn kaliya wax laga raba wax weyan inaad  wakhti ku bixiso si aad shaqadan aad wado top aad ugu noqotid 


4●Virtual assistant(VC)

Virtual assistant waa qaab ku sahlaya in uu qof ka cawinaayo mamulka shirkadaha  ama dadka kale sida mareynta email-ka sida jadwalka iyo iyo hawlaha kale ee mamulka  qabkani waxay ka cawinaysaa inaad dad kale shaqod aad u maraysid adigu qaab online ah adigo racaya habab faro badan oo kala duwan 


Tusaalle 

Ka shaqee shirkado ama shakhsiyaad kuwaasi oo ubahan cawimaad dhanka shaqada ah iyaga oo aan si toos ah kugu xirnayn waxanad ka helysaa gobaha upwork iyo fivver ,  shaqadani waa mid aad usaraysa kagana bahan xirfad jogto ah oo ad usaraysa sido kale dhaqale fican ayay ayay ledahay

5● dropshipping 

Drop shipping waa mid kamid shirkadah ah online store kaas oo aad ku dhex ibinaysid badeecoyin kuwaas oo ay leyihin shirkado kale sido kale aan haysan wax kayd ah ayaad ibinaysaa badeecyinkan 

●tusaale 

Waxad ubahan tahay inaad dukaan ka furato shopify oo xirir la samee supplies sida  aliexpres,amazon oo kale kadib badeecyinkaga so ibso kadibna keen shopify

Faaiido 

Dropshipping waa mid kamid ah habab ugu wnaagan ee online lacag lo shaqayaan karo waliba qaab aad ufudud oo faiido badan


6●Online tutoring 

Online tutoring waa hab kale oo online lacag loga shaqaysan karo adigo social media ama website kaga kusoo gudbinaya aqoontada ama waxad xirfad uledaahy sida graphic desing, webdseing, luqada kala duwan sida english, somali, spanish iyo wixi lamid ah habkaasi waa habka ugu sahlan ee aad online ugu so gudbin karti adigo ka faidaysanaya heerka ay aqoontadu gadhsisan tahay

Sidee ku heli kartaa gob aad ka dhigto● isticmaal gobahan vipkid,preply iyo cheg tutoris,  

Waxad baran kartaa arday kala joga dafaha dunida

Faido dhaqaalaha aad faideysaa 190% hadii aad si sax aad uracdid hababa la maro 

7● selling digital products

Wax jirta fursad wayn oo online lacag loga samayn karo wana inaad ibiso digital products sida ebooks, online courses,logoa, thempletes,iyo web desing adigo ku ibinaya lacag aad usarayso inkasto aay tahay marba heerka ay tagan tahay aqoontadu hadii aad aqoon fican uledahay sida website lo sameyo


● tusaale

Abuur ebook ama courso online ah kadibna ka ibi dadka uu samee suuqgayn(marketing) taasi oo ka cawin kartaa inad hesho macamil badan oo kugu xiran si aad usamyso dhaqaale badan


Faaiido, waxad si toos ah uga ibin karta dadka adigon ubahnayn wax kayd ah ama meel aad ku ibso

8● youtube channel 

Youtube waa app ama shirkada ugu wayn ee laga dawada filimada ama video tada dadka kale kuwaasi oo lacag ka samaynaya hadaba inaad lacag ka samayso waxay xiran tahay dhowr siyaabood oo kala duwan


●inaad samaysato youtube channel aad ayay ufudud kaliya wax laga raba inaad ledahayy gmail sii aad ufurato youtube kadib markad furato youtube waxad ubahan tahayy inaad kuso gudbiso muqaalo tayo leh oo firfircon si ay dadku ku dawadan 

●Shuradaha

Shurada laga raba kaliya waa inaad haysato 1000 iyo 4,000 oo sacadod oo dawasho ah kadib markaad intas buxiso

Waxad codsi udirsanaysa google adsense

9● selling photos


Hadii aad tahay photography waxad lacag ku kasban kartaa ibinta sawirada aad qaday kadibna aad si online aad ubisayy dadka dunida odhan gadhsisayy 

●Tusaale

Iska diwaangali gobah sawirada lagu ibiyo sida adobe stock iyo Istock iyo qar kalo badan

Faaiidada 


Markaste wad ibin kartaa sawirada kaas oo dakhli faro badani kasoo gali karo ai joogto ah 


10●online surveys

Online surveys & market researche 

Wax jira shirkado badan oo bixiya hadyado ama awards free ah hadii aad iska diwaan galiso website koda ama kuwasi oo ku dhaha hadii aad ku gulaysato sahano ama su,aalo waxad qadaneyaaa coins kadib aad lacag aad ubadaln karti

●Tusaale 

Waxad iska diwangalinaysaa swawbacks, survey junkei iyo qar kale oo badan 

Faaiido 

Waxad ka samayn kartaa dhaqaale aad ubadan hadii aad jogtayso

Gunanad

10-kaas hab ee aan kula so wadagayy hadii aad joogtayso oo aad ku dadaasho hubaal wadka samayn donta dhaqaale 


BY cadaaniteach.com


Post a Comment

0 Comments