LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

5 hab oo si bilaash ah aad online lacag kaga samayn karti

 5 hab oo bilaash ah oo online lacag kaga samayn karti adigon wax lacag ah ku malgelin ku bixin

Hordhac

Qof waliba ma awoodo inuu lacag iska bixiyo si ubilabo ganacsi online ah, laakiin nasiib wanag wax jira siyayaabo badan oo si online lacag loga sameyo adigun wax lacag ah ku bixin, taas badalkeda waxad ku bixin kartaa wakhti iyo dadaal adiga dhankaga ka imanaya si,aad hamigaga uga bidho dhalisid, sido kale kaliya waxad ubahan tahay internet iyo mobile si aad markaste diyaar ugu ahatid fursadaha online ka jiraa ee sanadkan 2025 

● halkan hoose wax kugu so diyaariyay 5 hab oo aad lacag kaga samayn karto online adigo wax malgelin ah ku bixin, hadaba si dhamaystiran u aqriso maqaalkan


1●freelancing


Freelancing waa goob aad kusoo badhigaysid xirfada si xor ah waxad ka noqon kartaa turjumann, qoraa, ama designer ayaa ka noqon kartaa mar waa xirfadii aa adigu ku fican tahayy, hadaba xirfadada waxad kusoo badhigaysaa boagaga aad ku ledadahyy upwork,fivver iyo freelancing.com hadii anad aqoon website, wax weyan goob aad si xor ah uga shaqaysan karto si lacag la,aan 


Muxu ku fican yahay freelancing 


Freelancing wax uu ku fican yahay si xor ayaad uga shaqaysan kartaa adigo samaynaya design sida logos ama web design ama wixi adiga marka aad taqanid ee qad xirfad uledahay, kuwasi oo aad dadkale usamaynaysid,  

■Tusaale

Waxad ku fican tahay sida lo sameyo website kadib si aad uheshid dad aad usamaysid ama aad ka ibisid website-kii aad samasayy waxad ubahan tahay inaad iska diwaangaliso website yadan sida upwork iyo fivver kadib si aad uga heshid dadkii aad rabtay


■ kuwasi wa sida ugu wanagsen ee lo noqon karo freelancing


2●blogger 

Waxad bilaabi karta blogger ama wordpess si bilaash ah wax lacag ah kuma bixinaysid kaliya wa inaad iibsato domin and hosting si ay xogtan aad qoraysa amaan ah kugu noqoto, hadaba markaad intaas hesho waxad kusoo gudbinaysaa fikirkaga ama wax aad aqoon aad uledahayy oo aad dadka u faaiidaynaysid si aad adiguna faaiido aad uga heshid 


Tusaale hada waxad taqana si loqo qoro buugagta ama juurnalada, hadaba adigoo ka faaiidaysanaya xirfadahas aad ledahay waxad website kaga kusoo qori kartaa maqaal aad qortay adigu oo si heer sare ah aad udiyaarisayy


Sidee lacagta lagu helaa

Waxad wxad ku helaysaa markad samaysato website aad adigu ledahay kadib aad kusoo gudbiso maqaalo tayo sare leh oo ay daku xisaynayan waxad codsan kartaa google adsense kadib marka uu kusoo aqbalo waxad sas ku samayn kartaa lacag.

3● Youtube

Same youtube hadii aad jeceshahay inaad muqaal duubto ama aad dadka wax faaiido leh aad usoo gudbiso sida inaad dadka barto luqaada sida english-ta, technolgy ama wax aad adigu xisayso, 

Muxu ku fican yahay youtube 

Youtube wax uu ku fican yahay inaad si bilaash ah aad kusoo gudbin karto muqaladada kadib sas aad ku heshid dawadayal badan oo xisaynaya wax aad kusoo gudbinayso youtube waa hadii aad muqaalo tayo sare leh aad kusoo gudbiso youtube 


Tusaale waxad ku fican tahay luqada english-ta 

Kadib waxad samaysatay youtube channel si aad ugu so gudbiso luqada english-ta kadib sas waxad ku heshay dawadayal badan oo video-yada xiseya 

Sidee lacagta lagu helaa

Lacagta waxad ku heleysaa inaad buxiso shuradaha youtube ee ah 1000 subsucribe iyo 4000 sacadodo oo dawasho ah

Intas markaad buxiso waxad codsi udirsanaysaa google adsense si muqaaladada lo dul saaro xayaysiis,

 
Habkasi waa habka youtube lacag loga sameyo

4●Online surveys

wamxay surveys

Waa inaad ka qayb qadato su,aalo ama sahano 

Shirkado badan ayaa bixnaya lacago iyo amaalmarino kala duwan 

Surveyy online waa sahano ay bixiyan shirkado si ay uhelan dadka raygood ama fikirkoda ayaga oo usoo badhigaya fursado ay lacag ku heli karaan iyo abaalmarino kala duwan ama dhibco lo badali lacag, hab aad lacag ku shaqaysan karto adigo gurigaga joga


Sidee ayuu ushaqeya survey online 

● waa inaad iska diwaangelisa bogaga surveys ka sida swagbacks,survey junkie iyo toluna survey

● buxi macluumadkaga

Email kaga, dalka aad jogto iyo heerka waxbarashada, tani waxay shirkadaha ka cawisa inayy ku diraan su,aalo kugu haboon oo aad ja jawabi karto 

●hel abaalmarin

Waxad ku gulaysan kartaa amaalmarin sida inaad ku gulaysato lacag iyo hadyado kalo oo badan

● sidee lacag ula bixi kartaa

Laacagta waxad kula bixi kartaa

Paypal,gift cards iyo mastercards.

Waa Habka ugu fudud ee aad lacag ku shaqaysan karto 2025


5●Affiliate marketing


Affiliate marketing wax weyan inaad xayeysiiso alaab ama adeeg ay shirkad kale ledahay adigo racaya link shirkada ay ku sisay kadibna link ay shirkado ku sisay kusoo bahinaya pages aad ku ledahay social media. Kadin dadka ku dhufta link ayaad lacag ku helaysaa ama dadkii iska diwaan geliyay


Sidee ayuu ushaqeya  affiliate marketing

Iska diwaangeli shirkada bixiya affiliate progarm 

sida https://affiliate-program.amazon.com/

       https://www.clickbank.com/

 ●tusaale 

Amazon associates, Bluehost , iyo click bank

● hel affilate link adiga ku gaar ah link-gas oo cadaynaya inaad tahay xayeysiiyah

● xayeysiiso link ay ku siisay shirkadii iska diwaangelisayy

●Ku xayeysii

Sida youtube channel, facebook,tiktok,iwm 

Inaad link aad meel walba aad so dhigto waxay ka cawinaysaa inaad hesho gujis badan taas oo ku sahli karta inaad ka samayso lacag aad badan malinkii

tallo

si aad unoqoto qof ku shaqeya online waa inaad badsata xirfadaha 

maxa yelayy markasto aad barato xirfadadu iyo aqoontadu waa markaste 

oo ay shaqadadu badato, marka ku dadaal sidii aad unoqon lahyd 

qof aqoon u leh xirfado badan


BY http://cadaaniteach.com



Post a Comment

0 Comments