Qorshe 30 maalmood:sida aad u bilaabi kartid online in come adigon qarash badan galin
· Hordhac
· dad badani waxay rabaan inay online lacag ka
shaqaystaan balse ma garanayan halkii ay
ka bilaabi lahyeen oo dad badan ayay
arin tani caqabad ku noqotay inay garan wayeen halkay wax ka bilaabi lahyeed.
Hadaba waxaan ku diyariyaay maqaal tayo sare leh oo aad lacag kaga kasban karto online ta adigo ku bixin qarash badanKaliyah waxad ku bixinaysaa wakhti iyo dadaal si aad uhanato dhaqaale kusoo galayy si bilaash ah
· Ugu horeyn waxad so qadata mobile ama laptop
Inaad haysato
mobile waxad ku sahlaysa adigo gurigaga jogaa inaad lacag ka samayso online
maxa yelay waxad la soconeysaa waxa dunida ka dhacayo oo dhan
· Waa inaad haysata internet xawaare sare leh
Internet xawaare
ficaan leh inaad haysataa waxay ka caawinaysaa inaad si fudud uga shaqaysatid
online-ta
1 waxay ka cawinaysaa inaad video sogalisid youtube si dhaqso leh oo quality ficaan leh
2 waxay ka cawinaysaa
inaad qorto maqaal tayo sare leh oo qurux badan waxay ka cawinaysaa inaad ka shaqaysato affiliate marketing
bilowga 1aad
1-week
waa inaad qorshaysata meesha ugu horeysaa ee aad lacag
ka samayn lahyd si online
Dad badani garan mayaan
halkay ka bilaabi lahayeen balse qofkaste wax ayuu ku fican yahay oo uu xirfad
uleyaay
Waxan kula wadagi donaa
meelaha ugu ficaan ee lacag laga saayn karo si billaash ah
1 feelancing
Freelacing waa goobo six or ah ah loga shaqaysto adigo saaynaya desgn aam turjumaad iyo wixi lamid ah
2 gobah ugu caansan freelancing
Goobaha ugu cansan ee lacagta ugu badan laga shaqaystaa waa
sadex goobod oo kala ah
· ●Upwork
· ●Fivver
· ●Freelancing.com
Taasi waa qorshaha ugu
wanagsen ee aad ku bilaabi lahyd shaqo online way jiraan goobo badan oo kale
sida youtube,blogger/wordpress,iwm
Laakin freelacing wax uu
ficaan yahay wax shuruud ah kuguma xirayo
oo si xor ayaad ugu shaqaysan kartaa wana
Shuruud la,aan oo wax shuruud ah laguguma xiraayo sido kale waa lacag la,aan oo bilaash ayaad ku bilaabi kartaa
Kasii waa week 1aad iyo halkaad wax ka bilaabi lahyd
2 Week
· Haku ekaan kaliya freelacing
ee bilow inaad barato xirfado
kale sida affifliate marketing oo kale si aad kor ugu qaado dhaqaalaha kusoo
galayo
· Baro sida lo sameyo website
Waa inaad barata sida lo sameyo website adigoo ku baranaya wordpress iyo blogger waxanad ka baran karta
· Waxad samaysata website
Waxad samaysata website adiga ku gaar ah kusoo qor waxad xisaynayso adigu ama aad aqoon uledaahay si aad uga faaiidaysid dad aqristayasha ah
· Baro sida lo duubo
youtbe ama aad unoqon lahyd
youtuber adigoon so mujin wajigaaga (faceless)
baro sida lo editing gareyo
inaad barato video edting waa muhim maxa yelayy
· hore usii wad xirfadada Intaas oo kaliya haku ekan waxad barata skills kale adigo ka baranaya gobah bilaash-ka ah sida website ka
Sido kale waxad ka baran kartaa youtube adigo ku xirnanaya goobah laga so daayo tutorial
Taasi waxay ka cawinaysaa inad xirfado badan barato
Markaste oo aad barato xrifado badan waa markaste oo uu batto dhaqaalaha kusoo galo
3 week
Waa inaad bilaabta goobo
cusub oo rasmi kuwaasi oo aad uhorumarisay sida upwork
Oo aad ka samaysato profile
wanaagsen sida dadku kugu kalsonadan
In dadku kugu kugu kalsonadan
waxay kusii kartaa dhaqaale aad u badan oo ah inaad waji ficaan ka samaysato upwork ,fivver iyo freelancing
Taasi waxay ka caawinaysaa
dhaqaale aad ubadan inuu kusoo kalo malinkii ama bishii
Same affiliate marketing
Side lo sameya affiliate marketing
Ugu horeyn waa inaad samaysata website kadib aad codsata shirkada bixiya affiliate program sida bluhost https://www.bluehost.com/ , clickbank, https://www.clickbank.com/ kadib markaad hesho link Product
Samayso youtube sido kale samee facebook bage si aad link lagu siyay aad usoo dhigto gobahas si aad dhaqaale badan aad uga samaysid hadii aad hesho dad badan
Week 4
Kordhinta iyo kobcinta
Waa inaad kor uqada Search engine
optimization kasii oo kor uqaday traffic-gaga oo website kaaga ayay usahalaysa
inay so boqdaan dawayal badani
Sido kale hadii aad ledahay
channel waa ku cawinaysa oo waxay ka cawinaysaa inuu channel-kaga dad badani so
boqdaan, taasi oo ku sahalaysaa inaad hesho dhaqaale oo u badan
Waa inaad tijabisa wax ka baxay wax kusoo
galay
Sido kale waa inaad tijaabisa
wax aad xirfad baratayy 30-kaas cishe ee ku gudo
jirtay
video edting
logo desing
web desing
maqaal samaynta
iyo qaar kalo badan
inaad xirfad barato waxay ka cawinaysaa inaad qabato ama aad ku gulaysato shaqo kaste
talo
waa in dadaal gaar ku bixisaa sidii uu gulaysan laha website kagu iyo
youtube channel
sido kale ku dadaal inaad macamiil ka samaysato freelacing program
sido kale isku day inaad meel sare gaadhsisid affiliate progarm maxa yelayy waa kan ugu wanaagsen ee lacagta laga samaun karo 2025
gunanad
BY cadaanitach.com
0 Comments